![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/qalanjabin.jpg)
(October 31, 2013)
Boosaaso:-Waxaa maanta jaamacadda Bariga Afrika xaflad qalin jabin loogu qabtay dufcadii 13-aad ee qalinjabisay jaamacadda Bariga Afrika , ardaydaas oo isugu jiray gabdho iyo wiilal Ardayda maanta x Tacsi ku socta Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Kenyaawi
(October 31, 2013)
Qaahira:-Waxaan halkaan Tacsi uga direynaa Sheekh Maxammed Sh Ibraahim Cali Kenyaawi oo ay hooyadiis ku geeriyootay dalka Kenya oo ay in mudo ah ku xanuunsaneyd. Waxaan alle uga baryeynaa in uu j
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/cabdisamad-cali-shire.jpg)
(October 31, 2013)
Taleex:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen Cabdi Samed Cali Shire ayaa maanta Shir jaraa'id ku qabtay gudaha degmada Taleex ee gobalka Sool wuxuuna ka hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin socdaal Madaxweynaha DFS Xassan Sh Maxamuud oo gaaray magaalada Kismaayo
(October 31, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka soo degay goordhaw garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana halkaas ku soo dhaweeyey
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/23-300x228.jpg)
(October 31, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxamaan Sh Maxamed Farole ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay Golaha Baarlamaanka ee Puntlland oo xilkoodu uu maanta ku ekaa. Kulanka Golaha Baarlamaanka Puntlla Madaxweynaha DFS oo maanta booqasho ku tegi doona magaalada Kismaayo
(October 31, 2013)
Kismaayo:-Madaxwaynaha DFS Xasan Sh.Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta la filayaa in safar ay ku yimaado magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose. Wafdiga Madaxweynaha DFS Xassan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/sacda.jpg)
(October 30, 2013)
Yemen :-War uu caawa na soo gaarsiiyey mid ka mid ah ducaada ku dhaqan Yemen ayaa sheegaya in kooxaha xuutiyiinta ee Shiicada ay caawa Sawaariikh ku soo duqeeyeen Degmada Damaaj gaar ahaan deegaanad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/taliye.jpg)
(October 30, 2013)
Ciidanka nabadsugida ee DFS ayaa maanta waxaa ay qabteen Taliyihii hore ee ciidamada Asluubta DFS Sareeye Guuto Cabdi Maxamed Ismail , Taliyaha ayaa waxaa laga soo qabtay Xaafada Madiina isagoo hora
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/wafdi7.jpg)
(October 30, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Sheekh Maxamed Faroole ayaa galabta kulan kula qaatay xarunta Madaxtoyada Puntland ee Garowe wafdi ka kooban Midowga Yurub, Bangiga Adduunka
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2013/10/IMG_5288-150x150.jpg)
(October 30, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa tacsi Qaran u diray qoyska, ehelada, qaraabada iyo shacabiweynaha Soomaaliyeed geerid
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|