
(March 5, 2014)
Nairobi:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi uu ka jeediyey Sheekh Maxamed Kenyaawi waxaana Cinwaanka muxaadarada ay ahayd Fadliga uu leeyahay Majl

(March 5, 2014)
Boosaaso:-Maxkamadda ciidanka qalabka sida ee dowladda Puntland ayaa saaka waxaa ay xukuno iskugu jira dil iyo xabsi ku xukumeen eedaysanayaan lagu eedeeyey falal dhac iyo dil ah. Eedaysanayaasha la Waxaa soo fadhiisanaysa Diyaaradii Culimada lagu qaadi lahaa
(March 5, 2014)
Kismaayo:-Waxay ahayd dhamaadkii 2004tii waxaa safar dacwo ah noogu yimid magaalada Kismaayo culimada kala ah Sheekh.Maxamuud Macalim Nuur( allahaa u naxariistee) ahaana hogaamiyihii wafdiga culimada, Dagaal u dhexeeya ciidamo ka wada tirsan DFS oo ka dhacay magaalada Baydhabo
(March 5, 2014)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in galabta iska hor imaad u dhexeeya ciidanka Booliska iyo kuwa Milateri uu ka dhacay Saldhiga booliska ee ma

(March 5, 2014)
Muqdisho, March 5,2014------Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kadib saddex maalin oo booqasho rasmi ah uu ku teg

(March 5, 2014)
Baraawe:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Baraawe ayaa sheegaya in shalay lagu dilay rag ka tirsanaa Al-shabaab oo mudo dheerna ku xirnaa xabsiyada qarsoon ee Al-shabaab. Ragga shalay lagu dilay de

(March 5, 2014)
Toronto:-Waxaa lagu wargalinayaa Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Canada in Socdaal Dacwadeed uu ku iman doono Sheekh Maxamed Idirs Axmed Xafidahulaah waxaana uu muxaadarooyin kala duwan ka jeedin doon
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|