
(March 17, 2014)
Nairobi:-Sh. Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada ugu waaweyn ee Soomaaliyeed ayaa waxaa uu xalay muxaadaro qiimo badan uu ka jeediyey masjidka Al-Aqsa ee xaafadda Komorok ee magaalada Nairobi. Allaha d

(March 17, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah oo ka mid ah Culumada Soomaaliya sida weyn looga yaqaan ayaa waxaa uu caawa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaan si weyn u

(March 17, 2014)
Muqdisho:-Waxaa maanta lagu faafiyey Twitterka masawiro cusub oo laga soo qaaday Sh.Xassan Daahir Aweys oo weli xabsi guri ugu xiran dowladda Federaalka ee Soomaaliya ka dib markii Sh.Xassan Daahir

(March 17, 2014)
Garoowe:-Taliyihii ciidanka daraawiishta Galgala ee Puntland Col.Jaamac Afgaduud oo gaari saarnaa ayaa waxaa lala eegtay qarax miino ah xili gaarigiisa uu marayey duleedka magaalada Boosaaso gaar ahaa

(March 17, 2014)
Xudur:-Wasiirrada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaanshigga ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay safar ku gaareen magaalada Xuddur oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dawladda Federaalka Soom Puntland oo xukun ku riday eedeysanayaal ka tirsan Al-shabaab.[Dhagayso]
(March 17, 2014)
Garoowe:-Maxkamadda ciidanka qalabka sidda ee dowladda Puntland gaar ahaan Gobalka Nugaal ayaa maanta 17.March.2014 waxaa ay xukun ku riday dhalinyaro ay ku eedeeyeen in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab

(March 17, 2014)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dawladda Britain ee Soomaaliya Neill Wigan,

(March 17, 2014)
Garoowe:-Golaha Wasiirada ee dowlada Puntland ayaa maanta kulan ku yeesheen magaalada Garoowe waxaana kulankooda shir goodoominayey Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas waxaana kulanko

(March 17, 2014)
Galgaduud:-Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay dhoolatus melatari ku soo bandhigeen xerada 21-aad ee Degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaana ciidamada ay soo b Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya (Daawo)
(March 17, 2014)
Nairrobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay sababaha keena in qofka uu
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|