Madaxda fiican iyo kuwa xun-xun iyo mowqifka laga qaadanayo Sh Yuusuf Aadan.[Daawo]
(March 20, 2014)
Nairobi:-Sh.Yuusuf Aadan ayaa xalay waxa uu muxaadaro dad badan ay ka soo qeyb galeen ka jeediyay masaajidka Hidaaya ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, iyadoo mowduuca uu sheekhu ka hadlay ay dad

(March 20, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa saaka mar kale Muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaana uu Sheekhu Muxaadaradiisa cinwaan uga dhigay فضل

(March 20, 2014)
Nairobi:-Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta gaaray Caasimadda Nairobi ee Kenya , isagoo ka ambabaxay Muqdisho , waxaa

(March 20, 2014)
Qardho:-Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo oo ay ka mid yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Axmed Cilmi Cismaan “Karaash Wasiirka Amniga Xassa

(March 20, 2014)
Boorama:-Nadwo cilmiyeedkii diiniga ahaa ee ka socotay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Aw-dal ayaa waxaa ay gashay habeenkeedii saddexaad iyadoo Nadwadaan ay soo diyaariyeen ururka dhalinyarad Muxaadaraadkii Sheekh umal ka jeediyey Masjidka Jaamica Ee Jigjiga (Dhageyso +Masawiro)
(March 20, 2014)
Jigjiga:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u soo gudbineynaa dhamaan muxaadaraadkii uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey magaalada Jigjiga halkaas oo uu Sheekhu ku joogo socdaal dacwadeed. Cu

(March 20, 2014)
Nairobi:-Madaxweynaha Maamulka KMG ee Juba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa xalay kulan kula yeeshay hoyga uu ka degan yahay magaalada Nairobi Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q M ee Somalia Nich Madaxweynaha Puntland Dr.Gaas oo safar ku tegi doono Qardho iyo Boosaaso
(March 20, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa waxaa uu socdaal shaqo ku gaari doonaa magaalooyinka Boosaaso iyo Qardho. Wafdi hordhac ah oo ka horeeyey mdaxweynaha Puntland oo a
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|