
(March 25, 2014)
Nairobi:-Sh C/raxiim Abu Caynayn oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee dalka Kenya ducaadda ka ah, ayaa xalay muxaadaro uu ku qabtay masaajidka abuu bakaar ee xaafadda Islii, magaalada Nairobi, waxa u

(March 25, 2014)
Muqdisho:-Taliska ciidanka Booliska DFS ayaa maanta ku soo bandhigay magaalada Muqdisho walxaha Qarxa oo ay sheegeen in ay ku soo qabteen ka dib markii ay howlgalo ka fuleen qaar ka mid ah xaafada m

(March 25, 2014)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas oo ay galbinayaan cutubyo ka tirsan ciidanka daraawiishta , kuwa Nabadsugida ee PIA ayaa saaka safar shaqo ku tegay xarumaha ay c

(March 25, 2014)
Boosaaso:-Wasiirka Amniga Maamulka ee dowladda Puntland Xassan Cismaan Aloore oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa waxaa uu ku eedeeyey maamulka S/lland in uu taageero ururka Al-shabaab e

(March 25, 2014)
Boosaaso:-Mu'asasada alminhaaj ee dacwada iyo horumarinta , ayaa xaflad sagootin iyo maamuusid u samaysay qoraa C/fataax Maxamuud Ducaale Cajab , xaflada lagu sagootinayo Qoraa C/fataax ayaa waxaa ka Gudoonka Baarlamaanka oo Xildhibaannada ku wargeliyey Iney u soo xaadiraan kulamada Baarlamaanka
(March 25, 2014)
Muqdisho:-Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markale ku war geliyey XIldhibaannada Golaha Shacabka iney u soo xaadiraan gudashada howlaha adag ee horyaala Xildhibaannada Baarlamaanka oo

(March 25, 2014)
Madaxweynaha Maraykank iyo quwado kale oo dunida ah ayaa iyaga oo doonaya inay go’doomiyaan dalka Ruushka Isniintii shalay xili aan la xadidin xukuumadda Moscow uga saaray ururka G8. Dalalkan ayaa
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|