Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo sagootiyay da’yar diblomaasiyiin lagu tababari doono Kenya .
(April 26, 2015)
Mogadisho:-Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Ahmed Ali Mohamed “ Kadiye” ayaa maanta ku sagootiyay Qeybta VIP ee garoonka
Madaxweynaha dowladda Puntlad Dr Cabdiweli Gaas oo dib ugu soo laabtay Garoowe[Masawiro]
(April 26, 2015)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayey safar shaqana ugu maqnaa dalkaItoobiya ayaa maanta oo Axad ah dib ugu soo laabtay magaalad
Aqoonyahano iyo Ganacsato diray Qaylo dhaan Ballaadhan.[Masawiro]
(April 25, 2015)
Laascaanod:-Gudi ka kooban aqoonyahanada iyo ganacsatada shirkadaha waawayn ee magaalada Laascaaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa baaq qaylo dhaan ah u diray qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan
Ra’iisul wasaaraha DFS oo dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho
(April 25, 2015)
Muqdisho, 24, April, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, oo socdaal shaqo ku gaaray dalalka Kenya iyo Ethiopia ayaa maanta dalka dib ug
Xaflad sagootin ah oo loo qabtay Ardayda Sanadkan ka qalin jabinaysa Dugsiga Sare ee Imaamu Nawawi Qardho.[Masawiro]
(April 25, 2015)
Qardho:-Xaflad si heersare ay u soo agaasimeen Maamulka,Macalimiinta iyo Ardayda Dugsiga Imaamu Nawawi Qardho ayaa waxaa lagu qabtay xarunta Dugsigaasi,waxaana ka soo qeybgalay Duqa Degmada Qard
Muassasada Al-Rahmah Foundation oo Deeq lacageed gaarsiisey xarumo waxbarasho
(April 25, 2015)
Mu’assada Al-Rahmah   oo ka mid ah hay’adaha kheyriga ah ee ka hawlgalo koofurta iyo bartamaha Soomaaliya  oo waayadan dambe ku hawlaneed ol-olaha  taageerista waxbarashada ayaa gaarsiisay kaa
Barmaamijka Faaqiidaadda Todobaadka: Soomaalida iyo Eedaha Argagixisada. [Dhagayso]
(April 24, 2015)
Barnaamijka Faaqidaadda ee todobaadka waxaa uu ku saabsan yahay eedaha soo cusboonaaday ee dhalinyaro Soomaali ee ku nool dalka Maraykan ah lagu eedeeyay taageerada argagxisada. Hoos ka Dhagayso Barn
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar ee Nairobi Sh Umal.[Daawo Video-ga]
(April 24, 2015)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay Cuntada & Cabidda yarayso aad Caafimaadide, Sheekh Umal ayaa waxaa dadweynihii dhagaysiinayey waxaa uu dareensi
Gudoomiyaha rugta ganacsiga dowladda Puntland C/raxmaan Warsame oo waraysi siiyey Halgan.net.[Cod/Masawiro]
(April 24, 2015)
AddisAbba:-Gudoomiyaha rugta ganacsiga dowladda Puntland C/raxmaan Warsame Jaamac oo maal mahaan booqasho ku joogay Itoobiya ayaa waxaa uu kulan gaar ah la yeeshay gudoomiyaha rugta ganacsiga ee Itoob
Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaye ee Nairobi Sh Xassan Ibrahim[Dhagayso]
(April 24, 2015)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa Khudbadi Jimce ee Masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ,Khudbada Jimce ayaa waxaa cinwaankeedu uu ahaa Maxaa u diyaarsatay Maalinta Danbe eaxaa khudbadaan soo

« Previous PageNext Page »