
(March 26, 2016)
Boosaaso:-Habeenimadii Jimca ahayd waxaa ka dhacay Masjidka Ramadan Xaflad si weyn loo soo agaasimay Xafladaas oo lagu maamuusayey Khatimka Tafsiirka Qur'aanka ee ka socday Masjidkaas ee magaalada B Banaanbax rabshado wata oo ka dhacay magaalada B/weyne ee gobalka Hiiraan (Dhageyso)
(March 26, 2016)
Wararka ka imanaya magaalada Baladweyne, ayaa sheegaya in saddex qof ay dhaawacmeen kadib markii iska horimaad uu dhexmaray ciidamada amniga iyo dadweyne taageerayey mowqifka odayaasha dhaqanka ee Bel

(March 25, 2016)
Kampala:-Waxaa maanta si rasmi uga bilaawday magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha Mutamar Islaami ah kiisii Lixaad waxaana Mutamarka ka soo qeyb galay culumo caan ka ah dalka Soomaliya waxaan ka

(March 25, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hudaa waxaana khudbada maanta jeediyey Sheekh C/risaaq Sugglle waxaana uu Sheekha Khudbadiisa uga hadlay maalinta Qiyaamaha iyo

(March 25, 2016)
Boosaaso:-Mu'asada Al Minhaaj Faraca Bari gaar ahaan xafiiska tababarka iyo hormarinta oo Maanta Soo Afmeertay Dowro Saddex Maalmood ka Socotay Hoolka Masjidka Al rowda ee Magaalada Boosaso.

(March 25, 2016)
Qardho:-Waxaa maanta oo Jimce ah lagu soo bandhigay magaalada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar maxaabiis ka tirsan Al-shabaab oo tiradoodu ay gaaraysay ilaa 18 qof kana mid ahaa dhainyaradii ka tirsa Madaxweynaha Dawladda Puntland oo magcaabay guddiga Taakulada Difaaca Puntland
(March 25, 2016)
[nggallery id=1500]

(March 25, 2016)
Hiiraan:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan marnaba ka daali doonin inay ka mira dhaliyaan

(March 25, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Axmed Cali X

(March 25, 2016)
Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa goordhow soo gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana halkaas si diiran ugu soo dhaweeyey Madaxw
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|