Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Daawo]
(April 13, 2016)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa dib ugu soo laabatay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland ka dib markii uu ka soo qayb galay shirkii wada tashiga qar
Madaxweynaha dowladda Puntland Dr.Gaas oo dib ugu laabtay Garoowe.[Masawiro]
(April 13, 2016)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas iyo waftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo  Maanta 13-April- 2016 kasoo Amba baxay magaalada kuna soo jeedey magaalada Garoowe
Sh Dr Cali Maxamed Saalax oo kulan la qaatay Sheekh Dr Salmaan Bin Fahad Al-Cowda (Masawiro).
(April 13, 2016)
Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo jowlo dacwi ah ku maraya magaalada barakeysan ee Mecca Al-Mukarama ayaa waxaa uu kulan la qaatay Sheekh Dr Dr Salmaan Bin Fahad Al-Cowda oo ka mid ah culumada sida wey