Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe.[Dhagayso]
(April 25, 2016)
Wasiirka Wasaaradda Amniga dowladda Puntland Cabdi Xersi Cali oo shir jaraa’id ku qabtay maanta magaalada Garowe ayaa waxaa uu uga waramay xaalada amni ee guud ee deegaanada Puntland iyo weliba amar
Kusimaha Madaxweyna dawladda Puntland oo Xafiiskiisa ku qaabilay Arday Tartanka Qur’aanka muqdisho kaga qayb gashay[Masawiro]
(April 25, 2016)
Garoowe:-Madaxweyne ku-xigeenka dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 25-April-2016 xafiiskiisa ku qaabilay ardaydii reer Puntland ee 
Gudiga Doorashooyinka Dowladdda Puntland Oo La dhaariyey Doortayna Gudoomiye iyo Ku xigeen.[Masawiro]
(April 25, 2016)
Garoowe:-Guddiga doorashooyinka dawladdda Puntland oo uu dhowaan cod Aqlabiyad leh ku ku meel-mariyey Baarlamaank Puntland ayaa maanta 25-April-2016 waxaa lagu dhaariyey xafiiska Madaxweyne ku-xigeenk
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dalka Sucuudiga kulamo kula qaatay Madax Sare oo ka tirsan Boqortooyada Sucuudiga.[Masawiro]
(April 24, 2016)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ku jooga  Magaalada Riyaad ee Caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ay waxaa uu halkaasi kula kulmay madax sare oo ka tirsan boq
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo Xilkii ka qaaday Wasiirkii Qorsheynta
(April 24, 2016)
Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Xilkii ka qaaday Wasiirkii Qorsheynta iyo Xariirka Caalamiga Xukumadda Galmudug Maxamed Cilmi Afrax. Wasiirkii Qorsheynta iyo Xariirka Ca
Kusimaha Madaxweynaha oo maanta kulan la qaatay guddiga gurmadka Abaaraha Puntland
(April 24, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng. Cabdixakiim Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta xafiiskiisa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe kulan kula qaatay gu
Taliyaha Ciidanka Booliiska Badda dowladda Puntland oo VOA uga waramay ciidamo la geeyey Garacad.[Dhagayso]
(April 23, 2016)
Garacad:-Taliyaha Ciidanka Booliiska Badda dowladda Puntland Admiral C/risaaq Diiriye Faarax oo waraysi gaar ah siyey idaacadda VOA ayaa waxaa uu uga waramay Ciidamo ka tirsan Badda Puntland oo saldhi
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda Sheekh Dr Cabdiweli Sh Maxamed (Daawo)
(April 23, 2016)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee dalka Finland waxaana khudbada akhriyey Sheekh Dr Cabdiweli Sheekh Maxamed Xaji Yuusuf . Sheekh Cabdiweli ayaa waxaa khudbadiis
Guddiga Culumada ee Gurmadka Abaaraha Puntland oo ugu baaqay Dowladda Puntland.[Daawo]
(April 22, 2016)
Boosaaso:-Guddoomiye Guddiga Culumada ee gurmadka abaaraha Sheekh.Fu’aad Maxamuud Xaaji Nuur iyo Guddoomiye ku xigeenka Sheekh C/xaafid Cali Yuusuf oo maanta shir jaraa’id ku Qabtay magaalada bosa
Nicmada Ilaahay oo lagu shukriyo Sh.Maxamed Cabdi Umal.[Daawo Video-ga]
(April 22, 2016)
Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbinaynaa khudbadii jimce ee maanta ka baxday masjidka Abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi, khudbada oo uu soo jeediyay Sh.Umal i waxa uu oga hadlay Nicmada Ilaahay oo lag

« Previous PageNext Page »