Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Cabdi Xaashi Cabdullaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare DFS.
(September 21, 2020)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Kulan la qaatay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay weheliyaan Labada Guddoomiye ku-xigeen ee Aqalka Sare Mudan
Casharo hore ‘oo uu wax ka baran karo’ ra’iisul wasaaraha magacaaban
(September 20, 2020)
Dowladda faderaalka ah, hoggaamiyayaasha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa dhowaan heshiis la xiriira arrimaha doorashada ay ku gaaray magaalada Muqdisho. Wax-yar kadib heshiiska
Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland oo daahfuray Shirka Maamul daadejinta Puntland
(September 20, 2020)
Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed CilmI Cismaan Karaash, ayaa furay Shirka Maamul daadejinta Puntland oo ay ka qayb galeen wasaaradaha fuliya adeegyada iyo hawlaha lagu dardargeli
Ciidamo Tababar loogu soo xiray xerad Xorgoble ee Qardho[Video/Masawiro]
(September 19, 2020)
Qardho:- Ciidamada Boliska Dawladda Puntland ee sida gaarka ah u tababaran ee GOODIR ayaa loo soo afmeeray tababar ay mudo ku qaadanaayeen Xerada Ciidamada ee Xorgoble. Ciidamadan ayaa laga keenay
Madaxweynaha Jubbaland oo soo dhaweeyey Ra’iisul wasaaraha cusub
(September 18, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa soo dhaweeyay magacaabida Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble. Waxaa Mad
Madaxweynaha PL oo u Hambalyeeyay Ra’iisal Wasaaraha Cusub.
(September 18, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa u Hambalyeeyey Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Soo
Madaxweyne Farmaajo oo Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay Ra’iisul wasaaraha cusub JFS
(September 17, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si waafaqsan qodobka 90-aad ee Dastuurka Kumeelgaarka ah waxa uu magacaabay Wasiirka Koowaad ee Xuk
Taliyaha Booliska gobalka Mudug oo ka warbixiyey xaalada Amniga ee Gobalka (Daawo)
(September 17, 2020)
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Muumin Cabdi Shire ayaa ka warbixinyey Amniga gobolka Mudug, waxa kale oo uu ka hadlay Nin dhawaan Gaalkacyo dhowr qof ku dilay oo Gacanta Lagu soo dhigay .Hoos
Madaxweynaha JFS oo soo xiray shirka Doorashooyinka iyo Dhammeystirka Heshiisyadii Samareeb 1-3
(September 17, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirkii Doorashooyinka dalka ayaa uga mahadceliyey Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha XFS, Madax
Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Puntland oo ka warbixiyey Shirka wadatashiga (Daawo)
(September 17, 2020)
War-Murtiyeedka kasoo baxay Shirka Wadatashiga DFS iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah oo uu weheliyo Maamulka Gobolka Banaadir, waxaa akhrinaya Afhayeenka ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda

« Previous PageNext Page »