Wareysi ku saabsan arrimaha doorashooyinka Soomaaliya oo VOA la yeelatay James Swan[Dhagayso]
(March 17, 2021)
Muqdisho:-Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegey in kulanka la filayo inuu ka dhaco magaalada Muqdisho uu yahay mid muhiim u ah Mustaqb
Gudoomiyaha gudiga Dib u habaynta Ciidamada Puntland iyo wasiirka amniga Cabdisamad Galan oo gaaray Badhan.[Masawiro]
(March 17, 2021)
Badhan:-Gudoomiyaha gudiga Dib u habaynta Ciidamada ahna Wasiirka Wasaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi oo uu waheliyo Wasiirka Wasaaradda Amniga Mudane Cabdisamad Maxamed Galan ayaa maanta g
Ciidamada PSF ee Puntland oo sheegay in ay dib u soo qabteen Maxaabiis ka baxsaday Xabsiga Boosaaso
(March 16, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa ay shalay ka fuliyeen howlgal deegaano ku teedsan Buraha Calmadow ee Gobolka Bari waxaan ay qoraal ay soo saareen ay kaga hadleen howlgalka ay ka fuliy
Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Mudug oo laga waraystay qarax ka dhacay Gaalkacyo.[Dhagayso]
(March 16, 2021)
Gaalkacyo:-Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle sare Muumin Cabdi Shire ayaa faah-faahiyey qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, qaraxaas oo lala eegtay sarkaal ka
Madaxweyne Farmaajo oo qaatay Tallaalka Cudurka Covid-19 ee la soo gaarsiiyey dalka Soomaaliya
(March 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo qaatay tallaalka Cudurka COVID-19 ayaa adkeeyey masuuliyadda adag ee shacab iyo dowladba inaga saaran
Dowlada Jubaland waxay garab taagan tahay Qareenada iyo Xubnaha Dacwada Badda ku Matalaya Dalkeena
(March 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa sheegay in Xukuumada iyo Shacabka Jubaland ay garab taaganyihiin sidookalena rajo weyn ka qabaan in ay guulaysato dooda dalkeena
Madaxweynaha Galmudug oo kulan la qaatay James Swan iyo Danjiraha Mareykanka U fadhiya SoomaaliyaYamamooto.
(March 16, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Galmudug  Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo maanta soo gaaray magaalada Muqdishu ayaa kulan la qaatay Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u fadhiya dalka Soomaal
Madaxweyne Deni oo la kulmay Gudoomiyaha Aqalka sare iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif.[Masawiro]
(March 16, 2021)
Muqdisho:- Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kulamo la qaatay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed, Guddoomiyaha Aqalka Sare Mud
Ciidamada badda Puntland PMPF oo gacanta ku dhigay Kaluumaysato Sharci daro Ajnabi ah.[Masawiro]
(March 15, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Badda Puntland ee PMPF ayaa hawlgallo qorsheysan oo Badda ah ka fuliyey xeebaha Qaw, Ceelaayo, Durduri, Raasi Gacan iyo degmada Laasqoray, hawlgalka waxaa ciidamadu kusoo qabteen
Tallaalka AstraZeneca ee COVID-19 oo la geeyey Soomaaliya
(March 15, 2021)
Muqdisho:-Qaybtii ugu horraysay ee tallaalka AstraZeneca ayaa soo maanta soo gaaray Soomaaliya, ayada oo laga soo dejiyey garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee Muqdisho. Saraakiisha caafimaadka S

« Previous PageNext Page »