Ciidamada Puntland oo howl gal ciidan ku qabtay Maxaabiis ka baxsaday Xabsiga Boosaaso
(March 5, 2021)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaray magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa sheegay in saaka ilaa galabta uu dagaal ku dhexmaray Togga Gaaca Ciidamo ka tirsan Puntland iyo kooxdii Al-shabaab ee Madaxweynaha Puntland oo gaaray Boosaaso
(March 5, 2021)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda soo gaaray magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Madaxweynaha Safarkiisa oo ah mid shaqo wuxuu la xiriira u Al-shabaab oo xalay weeraray Xabsiga weyn ee Boosaaso
(March 5, 2021)
Boosaaso:- Dablay hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab ayaa xalay weeraray Xabsiga weyn ee Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari , Iska horimaadka ayaa ku bilowday Qarax lala eegtay barta ay ciidamadu ka ilaa Wasiirka caafimaadka Puntland oo ka warbixiyay xaalada guud ee Corona Virus.
(March 4, 2021)
Garoowe:-Wasiirka caafimaadka Puntland Dr Jamac Farax Xasan ayaa maanta warbaahinta uga warbixiyay xaalada Covid19 ee Soomaliya si gaar ah Puntland.“ Wasiirka ayaa bulshada soomaliyeed iyo kuwa Ra’iisul wasaare JFS iyo Musharaxiinta oo shir uga furmay Hotelka Decale.[Masawiro]
(March 4, 2021)
Muqdisho:-Waxaa caawa ka furmay Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya shir u dhexeeya Midowga musharaxiinta iyo Ra'iisul wasaaraha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Xu Xukuumadda JFS oo ogolaaday Banaanbax Sabtiga ee Daljirka Dahsoon.
(March 3, 2021)
Muqdisho:-Xukuumadda Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya iyada oo tixgelinaysa geeddi socodka dimuqraadiyada, qabsoomidda doorashooyinka qaranka iyo ilaalinta heshiisyadii mucaaradka waxa ay u ogolaata Madaxweyne Farmaajo shir la qaatay Bahda Caafimaadka,Maamulka Gobolka Banaadir iyo Bulshada Rayidka.[Masawiro]
(March 3, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Xakameynta Cudurka COVID-19 iyo Bulshada Rayidka ayaa ka dhageysta wa Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland oo Degmada Xarfo u magacaabay Xoghaye cusub
(March 3, 2021)
Garoowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa Degmada Xarfo u magacaabay Xoghaye cusub ka dib markii Xoghay Mowqifka Puntland ee wada hadalka Xukuumadda iyo Musharaxiinta iyo Shirka Wadatashiga Doorashada
(March 2, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay walaac ka muujinaysaa in Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu markasta soo saarayo qoraalo, qaadayana tilla Jubbaland oo soo dhaweysay wada hadalka DFS iyo Musharixiinta kuna baaqaday in shir wadatashiga Qaran lagu qabto goob amni ah
(March 2, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed islaan Axmed Madoobe ayaa goor dhow qoraal kooban oo uu ku qoray bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay mowqifka jubbaland ee wada hadalada u dhexeeya Midow
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|