Raisulwasaaraha DFS oo gaaray magaalada Jowhar.
(June 3, 2021)
Jowhar:-Wafdi uu hogaaminayo, Ra’isul wasaaraha DFS Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamul gobaleedka Hirshabeele si uu u soo kormeero  khasaaraha uu sababay
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Wasaarad Waxbarshada Puntland oo gaaray Degmada Caluula.[Masawiro]
(June 2, 2021)
Gardafuu:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka WWTS Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan ayna qayb ka yihiin Agaasimaha waaxda Mashaariicda iyo tababarada Cabdullaahi Axmed iyo la taliye Cabdiraxmaan Cadaani iyo
Shirka Amniga Gobolka Mudug oo ka dhacay Gaalkacyo.[Video/Masawiro]
(June 2, 2021)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta lagu qabtey shirka Amniga Gobolka Mudug oo isbuucle ah,waxaana kasoo qeybgalay Gudoomiyaha Gobolka Mudug Ahna Gudoomiyaha guddiga Amniga Gobolka,Taliyaha Qeybta Booliska Gobolk
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Ra’iisul wasaare XFS u soo gudbiyey liiska Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta S/land
(June 2, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa waxaa uu Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnihii laga sugayay ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraast
Puntland oo Ra’iisul wasaare Rooble u soo gudbisay Liiska xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal.
(June 2, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Fede
Jubaland oo Ra’iisul wasaare XFS u soo gudbiyey liiska Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad-Goboleed
(June 2, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u soo gudbiyay magacaabista Xubaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo golaha Wakiilada Jubbaland uga mahad celiyey ansixinta Golaha Xukuumada
(June 2, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Golaha Wakiilada uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u meel mariyeen Xukuumada Cusub. Madaxweynaha ayaa tilmaamay in
Barnaamijkii Afmeer Qaybtii 4aad Madaxii Amniyaadka Al-shabaab ee Gobolka Mudug.[Video]
(June 1, 2021)
Gaalkacyo:-Qeybtii 4aad ee Taxanaha Barnaamijkii Afmeer waxaan caawa lagu waraystay Cabdulqadir Axmed Ummal(Abu Cabdalla) oo ahaa ku xigeenka 1-aad Amniyaadka ururka Al-shabaab ee gobolka Mudug. Mad
Madaxweynaha Jubbaland oo soo magacaabay xubno u matalaya guddiyada Doorashooyinka
(June 1, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Magacaabay Xubnaha Jubaland uga mid noqonaya Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xallinta Khilaa
Madaxweynaha Puntland oo maanta iska diiwaangeliyey xaafada Kaambo ee degmada Qardho,
(June 1, 2021)
Qardho:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu u codeeyo doora

« Previous PageNext Page »