Al-Shabaab oo 10 looga dilay weerar ay ku qaadeen garoonka Dhuusamareeb.
(July 5, 2021)
DHUUSAMAREEB:-Ugu yaraan hal askari oo ka tirsan ciidamada dawladda iyo 10 ka mid ah maleeshiyada Al-Shabaab ayaa lagu dilay weerar saaka ka dhacay bar amni oo laga ilaaliyo garoonka diyaaradaha Dhusa
Xubno ka tirsan Al-shabaab oo dilal ka geystay Dhinaca Gal-Mudug ee Gaalkacyo oo Maxkamadda la keenay [Video]
(July 5, 2021)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta Maxkamada darajada 1aad ee ciidamada qalabka ee Puntland ee gobolka Mudug iyo Cayn la hor keenay xubno ku eedaysan in ay ka tirsan yihiin amniyaadka ururka Al-shabaab oo dila
Madaxweynaha JFS oo bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sidda ay u weyneeyeen Todobaadka Xorriyada[Video]
(July 1, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u weyneeyeen
Wafdi uu hogaaminayey Madaxweyne Deni oo gaaray Kismaayo.[Video]
(July 1, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee xarunta jubbada Hoose. Madaxweynaha Dowlada Juba
Madaxweynaha JFS oo Khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed.[Video]
(July 1, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo khudbad ku aaddan 1-da luuliyo u jeediyey Shacabka Soomaaliyeed ayaa ku bogaadiyey sida ay u weyneeyeen, uguna da

« Previous Page