Wareysi: Xaaladda cakiran ee ka taagan maamul goboleedka Gal-Mudug [Dhagayso]
(October 8, 2021)
Dhuusamareeb:-Wasiirkii Amniga ee maamulka Galmudug Ahmed Macalin Fiqi ayaa sida uu soo dhigay bartiisa Facebook, waxuu ka tagay shaqadii wasaaradda Amniga ee maamulka Galmudug, waxaana is-casilaaddi
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere)
(October 8, 2021)
Garoowe:-Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhega-dheere) waxaan uu Alle uga baryey in Alle naxar
Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Ciise (Dhaga-Dheere)
(October 8, 2021)
Garoowe:-Taliyaha Guud ee Ciidamada Difaaca Dawladda Puntland S/Gaas Yaasiin Cumar Dheere, Isagoo ku hadlaya Magacyada Sareeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil xigeenada, Alifleyda iyo Dableyda ee Ciidama
Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida S/Guuto Salaad Maxamuud Dhegodheere
(October 8, 2021)
Garoowe:- Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Ahna Guddoomiye ku xigeenka 1aad Mudane Cabdicasiis Cabdullahi Cusmaan ayaa tacsiyadeeyay Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Allah ha u na
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi oo is-casilay
(October 7, 2021)
Dhuusamareeb:-Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay inuu iscasilay kadib markii isaga iyo madaxweyne Qoor Qoor ay isku khilaafeen arrinta Ahlu-Sunna. Fiqi, oo sidoo kale ah xildhi
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo dib ugu soo laabtay Muqdisho.[Video]
(October 7, 2021)
Muqdisho:-Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib booqasho rasmi ah oo uu muddo 3 cisho ah ku joogay dalka Qata
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey shirka Golaha Wasiirad Puntland.[Video/Masawiro]
(October 7, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada oo todobaadkan looga hadlay Amn
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland oo ku baaqay in la bixiyo Canshuuraha[Video]
(October 6, 2021)
Boosaaso:-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi aya kormeer shaqo ku tagay Kastamka Garoonka diyaaradaha Boosaaso iyo xarunta Cashuuraha Berriga ee gobolka Bari. Wa
Booliska Sweden oo faah-faahiyey qaraxii Gothenburg
(October 6, 2021)
Gothenburg:-Booliska Sweden ayaa markii ugu horeysay ka hadlay qaraxii weynaa ee 28-kii bisii September ka dhacay magaalada Gothenburg oo ay ku dhaawacmeen 26 qof. Booliska ayaa sidoo kale sheegay
Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland oo shir gudoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee Puntland.[Masawiro]
(October 6, 2021)
Garoowe:-Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Guddiga Amniga ee Puntland. Madaxweyne Ku-xigeen

« Previous PageNext Page »