Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si shuruud la’aan ah loo joojiyo Colaad Boosaaso
(December 22, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo waxaa uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada iyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso, kaas oo sababay dhimash
Shiikh Suldaan Cabdi Qani Qorane iyo Issimo kale oo ku baaqay in wada-hadal lagu dhammeeyo colaada Boosaaso.[Video]
(December 22, 2021)
Garoowe:-Suldaan Abdulqani Qorane iyo salaadiinka kale ayaa codkooda ku biiriyey Baaqyo nabadeed oo Issimada, Culimada , Waxgaradka Puntland ay ka soo saareen colaadii ka aloosnayd 2 maalin ee la soo
Issimada,Culumada ,waxgaradka gobalka Bari oo kulan ku yeeshay Boosaaso.[Video]
(December 22, 2021)
Boosaaso:-Waxaa caawa kulan iskugu yimid Issimo , ganacsato , culumaudiin iyo waxgarad magaalada Boosaaso ee xarunta goblaka Bari ayaa waxay markay la kulmeen labada dhinac ee dowlada Puntland iyo ci
Issimada dhaqanka ee ku sugan magaalada Boosaaso oo ku baaqay Xabad joojin deg deg ah(Daawo)
(December 22, 2021)
Boosaaso:-Waxay si dhaw ula socdaan xaaladda amni ee Magaalada Bosaso oo gashey mid dagaal, taas oo Sababtey, dhimasho, dhaawac, barakac baahsan iyo burbur hantiyeed, labadii maalmood ee u danbeysey.