Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL oo dib ugu laabtay Garoowe.[Masawiro/Video]
(May 21, 2022)
Garoowe:-Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL, Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo oo mudooyinkii dambe safar shaqo ku joogay Caasimadda Dalka ee Muqdisho ayaa galabt
Kulan Dhexmaray Madaxweynaha Farmaajo iyo Madaxweyne Hassan Sh Maxamuud
(May 21, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, aya
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo la kulmay Madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta.[Masawiro]
(May 20, 2022)
Dubia:-Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan, isagoo uga ta
Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe oo ka hadlay isbadalka dalka ka dhacay iyo xaaladda Gobolka Gedo.[Video]
(May 20, 2022)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay isbadalka Cusub ee dalka ka hirgalay isagoo xusay in mudo la sugayay doorashooyinka guud ee dalka ka dhacay. Ma
Madaxweynaha Jubaland oo dib ugu laabtay Kismaayo.[Masawiro]
(May 20, 2022)
Kismaayo:-Madaxwaynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Magaalada Kismaayo dib ugu soo laabtay kaddib markii uu Magaalada Muqdishu kaga qeybgalay doorashada madaxwaynaha Ja
Madaxweynaha Xafiiska Jooga oo la kulmay Madaxweynaha JFS Xassan Sh Maxamuud.[Masawiro]
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamu
Wareysi: Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble.[Dhagayso]
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Doorashadii Soomaaliya ee muddada fog qaadatay, islamarkaana marar badan dib u dhacday ayaa lasoo geba-gebeeyey toddobaadkii tegay ayada oo la doortay madaxweyne cusub. Doorashadaasi waxaa
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo u safray dalka Imaaraadka Carabta
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, si uu uga qeyb galo tacsida Allaha u naxariistee madaxweynihii geeriyooday Imaaraadka
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shir gudoomiyey shirka Golaha xukuumada Federaalka.[Masawiro]
(May 19, 2022)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble oo maanta guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada ayaa u hambalyeeyay madaxweynaha cusub Mudane Hassan Sheikh Mohamud, isagoo Shacabka Soo
Wareysi: Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud [Dhagayso]
(May 18, 2022)
Muqdisho:-Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay hawlaha uu mudnaanta siinayo boqolka maalmood ee ugu horreeya xilkiisan cusub. Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiye

« Previous PageNext Page »