Culimada Dhimashadeeda waa ummada dhimashadeeda

November 11, 2012 - Written by

Ahmed Ibnu Namzaal, wuxuu yiri, Dhulku waa noolaadaa inta uu noolyahay caalimkiisu, markii caalim dhinto waxaa dhinta dhulka qayb ka mid, sida dhulku u noolaado marka roobku ku da’o, haduu diido roobkuna waa dhimataa” الْحَافِظ اِبْن عَسَاكِر فِي تَرْجَمَة أَحْمَد بْن عَبْد الْعَزِيز أَبِي الْقَاسِم الْمِصْرِيّ الْوَاعِظ سَكَنَ أَصْبَهَان حَدَّثَنَا أَبُو مُحَمَّد طَلْحَة بْن أَسَد الْمُرِّيّ بِدِمَشْقَ أَنْشَدَنَا أَبُو بَكْر الْآجُرِيّ بِمَكَّةَ قَالَ أَنْشَدَنَا أَحْمَد بْن نمزال لِنَفْسِهِ : الْأَرْض تَحْيَا إِذَا مَا عَاشَ عَالِمهَا مَتَى يَمُتْ عَالِم مِنْهَا يَمُتْ طَرَف كَالْأَرْضِ تَحْيَا إِذَا مَا الْغَيْث حَلَّ بِهَا وَإِنْ أَبَى عَادَ فِي أَكْنَافهَا التَّلَف Innaalillaahi wa innaa ilaahay raajicuun Anigoo ku hadlaya magaca Golaha Imaamyada Soomaaliyeed ee Waqooyiga Ameerika iyo maraakista islaamka ee Waqooyiga Maraykanka, waxaan tacsi u diraynaa ilmihii,  xaasaskii, qaaraabadii iyo muslimiinta reer Uganda gaar ahaan Markaska Towxiid geeridii ku timid Fadiilatu Sheekh. Cabdiwali Amiin oo ku geeriyooday masjidka towxiid ee uu asaasay Sh. abdiwali mudana uu ka ahaa Sheikh.

Waxaa isoo gaartay in Sheikhu geeriyooday isagoo darsi ku jira,waxaan Allah u weeydiinaynaa in uu ka waraabiyo jannadiisa kana dhigo mid ka istreexo adduunyada,dambigiisana dhaafo allana ka abaalmariyo khidmadii uu u soo qabtay islaamka,waxaan ka marqaati kacaynaa in uu ahaa qof wanaagsan.Waxaan leenahay innaalillaahi wa innaa ilaahay raajicuun allaahuma ajirenaa fii musiibatinaa wakhlufnaa khayran minhaa. Sh. cabdiwali waxaan ku niqiinay alla ka cabsi , iyo u adeegga ummadda muslinka ah,fidinta diinta islaamka,caqiido iyo manhaj toosan,muslim jacayl,cilmi iyo naxariis. ilaahay cidna uma amaanayo, waxaanse u rajaynaynaa khayr. ilaahow u danbi dhaaf una naxariiso.

1- Sh.Abdirahman Sh. Omar

2- Sh. Abdullahi Abul Fadli

3- Sh. Ahmed Nur Mo’alim

4- Sh. Yusuf Abdulle

5- Sh. Adan S. Abdullahi

6- Sh. Sh. Khadar Jama

7- Sh. Abdikhaliq Jama

8- Sh. Abdirisaq Xaashi

9- Sh. Nageeye

10- Sh. Mustafe Abdirahman

11- Sh. Abdirahman Nashvile

12- Sh. Mohamed Abdi

13- Sh. Abdullahi Ibrahim

14- Sh. Abdirisaq Sancaani

15- Sh. Maxbuub Abdullahi

16- Sh. Mohamed Mursal

17- Sh. Ali Moahmed

18- Sh. Ali Dhoof

19- Sh. Xasan dhooye

20- Sh. Nux Ciise

21- Sh. Mohamud Garyare

22- Sh. Macalin Barre

23 Sh. Salah Mohamud

24- Sh. Abdirashid Aabi

25- Sh. Mohamed Hambaase

 

Sh. Abdirahman Sh. Omar
burdhinle@yahoo.com

Leave a comment

Archives
November 2012
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online