
(September 30, 2011)
Ceel-buur: Waxaa saaka diyaarado ajnabi ah oo ay leeyihiin ciidanka cirka ee Maraykan iyo Itoobiya ay duqeyn ka geysteen degmada Ceelbuur iyagoo duqeynta la beegsaday Saldhiga magaalada iyo degaano

(September 30, 2011)
London:-TV- ga, Channel 4 oo saldhigiisu yahay dalka Ingriiska ayaa waxaa uu baahiyey Muuqaal murugo badan ku reebay dadka Soomaaliyeed ee k u nool dalka dibadiisa , Wariye ka tirsan TV- ga, Channel 4

(September 30, 2011)
Dhooblay:-(Halgan.net) War naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose ayaa sheegay in xalay ilaa saaka uu dagaal xooggan uu ku dhexmaray degmada Dhoobley ciidanka Al-shabaa

(September 30, 2011)
Bosaaso, Sep 30 – Taliyihii qaybta bilayska gobolka Nugaal Col. Cismaan Xassan Cali Cuuke Afdalaw ayaa waxaa mar kale la filayaa in loo wareejiyey Gobolka Bari isagoo loo magacaabay taliyaha qaybt

(September 29, 2011)
Denmark:-Waxaa saaka si rasmi ah uga furmay magaalada Copenhegan ee xarunta dalka Denmark shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wafdi ka kala socda DFKM ,Puntland ,Galmudg iyo Somaliland kulankan ayaa w

(September 29, 2011)
Luuq:-Waxaa saaka ka dhacay duleedka magaalada Beled-xaawo gaar ahaa degaanka Libaaxoow iska horimaad hubeysan oo u dhexeeya ciidanka Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan DFKM, dagaalka saaka ayaa qarxay

(September 28, 2011)
Mombas :-Radio Salaam oo saldhigiisu yahay magaalada Mombas ee dalka Kenya kuna hadla afka Sawaaxiliga iyo Soomaaliga ayaa sii daayey barnaamij ay ku soo qaateen dadaalada ay Culimada Soomaaliyeed ku

(September 28, 2011)
Taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed, Admiral Faarax Cumar Axmad (Faarax Qare) oo Waraysi si qoto dheer uga hadlay Badda Soomaaliya waxa uu siiyey Telefihanka Somali Channel.Faarax Qare ugu waxa uu ug

(September 28, 2011)
Garbahaarey:-Waxaa maanta uu dagaal iyo iska horimaad hubeysan uu ku dhexmaray duleedka degmada Garbahaarey ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab iyo ciidamo daacad u ah DFKM, dagaalka ayaa waxaa uu ka

(September 28, 2011)
Eritrea:-Madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afewerki ayaa beeniyay in dalkiisu uu ku lug leeyahay mushkiladda ka taagan dalka Somalia. Qramada Midoobay ayaa dalka Eritrea saartay cunaqateyn la xiri
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|