Sh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro u jeedshay Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Holland.(Dhagayso)
(September 26, 2011)
Holland:- Sh Maxamed Cabdi Umal oo ah culumada sida weyn looga yaqaan dalka Soomaaliya ayaa waxaa uu shalay walaalaha ku nool dalka Holland u jeediyay muxaadaro ah video conversi (Video Ahaan ) Muxa

(September 26, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM SH Shariif ayaa waxaa uu maanta kulan kula qaatay Hoteelka Lafweyn ee magaaladsa Muqdisho qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka DFKM , Saraakiisha Ciidanka laamaha kale duwan

(September 26, 2011)
Gaalkacyo:-Wafti ka socda hay’ad Malaysia Relief Agency (MRA) ee dalka Malaysia ayaa maanta soo kormeeray Isbitaalka guud ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ay la kulmeen wa

(September 26, 2011)
Muqdisho:- 26 Sebteembar, 2011 Iyadoo la fulinayo Roadmap-ka, Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, wuxuu maanta ku dhawaaqaydhisitaanka Guddiga Khu

(September 26, 2011)
Boosaaso:-Golaha Nabadoonada gobolka Bari ayaa si kulul uga hadlay qaabka loo maamulay deeqdii waxbarasho ee ka timid dalka Turkiga oo dhowaan imtixaan loo fariistay. Nabadoon C/qaadir Axmed Ibraah

(September 26, 2011)
Denmark:-Ra’iisal wasaaraha Dr. Abdiwali Mohamed Ali Gaas ayaa galabta soo gaaray magaalada Copenhagan ee xarunta dalka Denmark ,Raisulwasaaraha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay ka qeyb gali doonaan s

(September 26, 2011)
Minisota:-Raisal-wasaaraha Somalia Cabdiweli Max'ed Cali ayaa wareysi uu siiyay laanta Af-Soomaalia ee VOA wuxuu ku beeniyay in Somalia ay ka mid ahayd dalalkii ka baxay markii ay socotay khubaddii ma

(September 26, 2011)
Mahad oo dhan Ilaah baa leh Nabad iyo Naxariisina Nebigeenna Korkiisa ha ahaato. Wasiirka DKMG u qaabilsan arrimaha Badda iyo Kalluunka ayaa halkan lagaga soo tebeyiyey inuu yiri: "Badda anigaa masuul

(September 26, 2011)
Kabul:Mujaahidiinta Ururka Dhaalibaan ayaa harsad iyo hoyaad u diiday ciidamada Huwanta ee NATO ee uu horkacyo dalka Mareykanka ka dib markii ay weeraro is daba joog ah ku qaadeen xarumaha ay ka deg

(September 26, 2011)
Gaalkacyo:Xaalad magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa ah mid soo hagaagaysa ilaa iyo intii ay Isimo gaaraya ilaa 16 Isim ay bilaabeen in ay dhexdhexaadin ka galaan dagaal ka dhacay magaal
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|