LIISKA DIL SUGAYAASHA DR. AXMED DABADII Sheekh C/laahi Baashe
(December 6, 2011)
1- Aqoonyhan 2- Caalim diineed 3- Digtoor 4- Daaci 5- Arday jaamacadeed 6- Oday nabada jecel 7- Miskiin meel iska maraya 8- Macalin quraan 9- Marti 10- Maalqbeen MAXAABA HADHAY:??? !!!!!! TACSi :-Culumada S/land oo tacsi u diraya eheladii Dr Ahmed Xaji
(December 6, 2011)
إنا لله وإنا إليه راجعون ANNAGOO AH CULIMADA REER SOMALILAND EE MAGACYADOODU HOOS KU XUSANYIHIIN WAXAANU HALKAN KU SOO GUDBINAYNAA: 1. TACSI WAXAANU UGA TACSI Dr. Axmed Xaaji maxaa loo dilay ? W/Q Shiikh Axmed Cabdi samad
(December 6, 2011)
Ugu horrayn aan taczi u diro ehelada iyo asxaabta Sheekha, uguna yeero sabar iyo ajar xisaabsi, ka dibna aan Ilaahay uga baryo Sheekha inuu dambigiisa dhaafo, qabrigana uu uga dhigo beer beeraha janna Culimada Gobolka T/dheer Burco oo ka tacsiyaynaya dilkii Dr. axmed xaaji C/raxmaan
(December 6, 2011)
Burco:-anagoo ku hadlayna magaca culimada gobolka t/dheer Burco waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugu xambaarsan uga diraynaa dhamaan ummada soomaaliyeed gudo iyo dibadba dilkii foosha xumaa ee loo gays

(December 6, 2011)
Laascaanood:-Haddaannu nahay culimada Gobolka Sool, waxaan aad uga murugoonnay geeridii aadka u cuslayd ee ku timid walaalkeen Sh.Axmed Xaaji C/rxmaan, kaasoo shalay ay ku dileen magaalada Boosaaso
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|