LIISKA DIL SUGAYAASHA DR. AXMED DABADII Sheekh C/laahi Baashe
(December 6, 2011)
1- Aqoonyhan 2- Caalim diineed 3- Digtoor 4- Daaci 5- Arday jaamacadeed 6-  Oday nabada jecel 7- Miskiin meel iska maraya 8- Macalin quraan 9-  Marti 10-  Maalqbeen MAXAABA HADHAY:??? !!!!!!
TACSi :-Culumada S/land oo tacsi u diraya eheladii Dr Ahmed Xaji
(December 6, 2011)
إنا لله وإنا إليه راجعون ANNAGOO AH CULIMADA REER SOMALILAND EE MAGACYADOODU HOOS KU  XUSANYIHIIN  WAXAANU HALKAN KU SOO GUDBINAYNAA: 1.      TACSI WAXAANU UGA  TACSI
Dr. Axmed Xaaji maxaa loo dilay ? W/Q Shiikh Axmed Cabdi samad
(December 6, 2011)
Ugu horrayn aan taczi u diro ehelada iyo asxaabta Sheekha, uguna yeero sabar iyo ajar xisaabsi, ka dibna aan Ilaahay uga baryo Sheekha inuu dambigiisa dhaafo, qabrigana uu uga dhigo beer beeraha janna
Culimada Gobolka T/dheer Burco oo ka tacsiyaynaya dilkii Dr. axmed xaaji C/raxmaan
(December 6, 2011)
Burco:-anagoo ku hadlayna magaca culimada gobolka t/dheer Burco waxaan tacsi tiiraanyo iyo murugu xambaarsan uga  diraynaa dhamaan ummada soomaaliyeed gudo iyo dibadba dilkii foosha xumaa ee loo gays
Culimada Gobolka Sool oo ka tacsiyeeyey geeridii Dr.Sh.Axmed Xaaji.C/raxmaan
(December 6, 2011)
Laascaanood:-Haddaannu nahay culimada Gobolka Sool, waxaan aad uga murugoonnay geeridii aadka u cuslayd ee ku timid walaalkeen Sh.Axmed Xaaji C/rxmaan, kaasoo  shalay ay ku dileen magaalada Boosaaso

« Previous Page