Saamayta Dhimmasha Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة
December 8, 2011 - Written byAsalamu Calaykum Inaalilaahi wa innaa ilayhi Raajicuun. Ilaahay Janadiisa ha geeyo Sheikh Axmed Xaaji C/raxman, ehelkii iyo qaraabadiisiina samir iyo imaan ha ka siiyo. Masaajidka Abubakar ee Minneapolis ayaa wuxuu marti galinayaa Nadwo cilmiyeed looga hadlayo qodobo muhiim ah oo loogu magac daray “Saamayta Dhimmasha Culimadu ummada ku leedahay أثر فقد العلماء على الأمة” Nadwada waxaa lagu qaadaa dhigi doonaa qodobo oo ay ka mid yihiin;
– Taariikhdii iyo Manhajkii Dr. Axmed Xaaji C/raxmaan
-Sheikha maxaa loo dilay caalim dhimashadii waa furin aan la owdi karin
-Manhajka Dacwada Salafka iyo qaar kaloo badan Nadwadaan Diiniga iyo Taariikhiga ah ayaa waxay kusoo beegmaysaa kadib
markii Sheikh Axmed Muxaram 9-keedii lagu dilay Magaalada Boosaaso, waxaana ka soo qayb galaya Cilimo ka kala socota Maraakista Maraykanka.
1- Sh. Abdirahman Sh. Omar
2-Sh. Mohamed Idris
3-Sh. Ahmed Nur
4-Sh. Abdullahi Ibrahim
5-Sh. Abdirisaq Hashi
6-Sh. Mohamed Mursal
7-Sh. Abdirisaq Sancani
8-Sh. Maxbuub Abdullahi
9-Sh. Mohamed Shucayb
Intaa wixii dheer fadlan booqo abuubakar.org
facebook: abuubakar mosque
612-71-8600 ex:0