Tacsi ay direen culimada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Qatar
December 5, 2011 - Written byQatar:- إنا لله و إنا إليه راجعون إن لله ما أعطي وله ما أخذ ولكل شيء عنده بقدار Dhamaan culimada ,odayaasha dhaqanka iyo dhamaan jaaliyada somaaliyeed ee kudhaqan dalka Qatar waxaan halkaan tacsi tiiraanyo leh ooga direy naa eheladii asxaab tii ,bahda culimada iyo dhaman umada somaaliyeed geeridii naxdinta lahayd ee kutimid alaha unaxariistee Dr.Shiikh Axmed Xaaji Cabdiraxmaan waxaana leenahay EBBE samir iyo iimaan ha idinkasiiyo, badal kheyr qabana ha idin kugu badalo. sheekha wuxuu kabaxay umada somaaliyeed meelkasta ay joogto waxaana waajib ah in cadaalada lahorkeeno gac kudhiiglayaashii falka geeystay.
Xubnaha tacsida dirayo
1/ SHEEKH MAXAMED XAAJI YUUSUF
2/SHEEKH AXMED XAAJI QAASIM
3/ SHEEKH CABDIRASHIID SHEELH CALI SUUFI
4/SHEEKH ADAN SHEEKH XASAN
5/SHEEKH CABDIXAKIIM SHEEKH CALI SUUFI
6/NABADOON CABDI JAAMAC
7/ USTAAD ADAN CABDI ABUUZUHRA
8/SHEEKH AXMED MAXAMED XAAJI
9/ CABDIRAXMAAN SHEEKH
10/ SHEEKH YAXYE AXMED
11/ MUKHTAAR MAXAMED MUKHTAAR
12/ CUMAR IBRAAHIM AADAN
13/ QADAR BUULE GARAAD
14/ C/WALI KHALIF
IYO AKHYAAR BADAN OO AAN HALKAAN LAGUSOO KOOBI KARIN MAGACYADOODA
MAHADSANIDIIN