Madaxweynaha Puntlland iyo Raiisul wasaare Gaas oo ka soo duulay Garoowe kuna sii jeeda Nairobi
(August 3, 2012)
Madaxweynaha dowladd Puntland Dr.C/raxmaan Faroole iyo wafdi kale oo uu hogaaminayo Ra'iisul wasaarha dowllada Federaalka Soomaaliay Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa dhawaan ka soo duulay magaalada
Madaxda Dowlada Federalka Soomaaliya oo gaaray magaalada Nairobi
(August 3, 2012)
Madaxweynaha dowladda Federelka  Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed iyo gudoomiyaha baarlamaanka  Shariif Xassan ayaa ku sugan magaalada Nairobi iyadoo u jeedada safarkooduna uu yahay casumaad ay ka he
Hay’adda Culumida Soomaaliyeed oo Diiday Dastuurka la Ansixiyay (Dhageyso)
(August 3, 2012)
Muqdisho:-Hay'adda culumada Soomaaliya ayaa sheegtay inaanay ku qanacsanayn dastuurka cusub ee shalay la ansixiyay Sheekh Bashiir Axmed Salaad, madaxa hay'adda ayaa VOA u sheegay inuu sida dastuurka l
Kalsooni intee le,eg baa lagu qabi karaa hadalada uu Sheekh Xasaan Xuseen ka guuriyo Culumada? W/Q Xudeyfe Raage
(August 2, 2012)
Nairobi:-Hadii Allaah idmo waxaan qormadan uga hadli doona arin cajiib badan oo anfariir leh oo aan ku arkay wax ka mid ah hadalada uu Sh Xassaan Xuseen ka soo guuriyo Culimada iyo sida uu ugu ciyaara
Fatwo ay Culimo Soomaaliyeed kaga digayaan Manhajka Xassaan Xuseen oo Halgan.net soo gaartay.[Akhriso]
(August 2, 2012)
Nairobi:-Waxaa maanta soo gaaray Halgan.net nuqul Fatwo ah oo ay culimo Soomaaliyeed ay kaga digayaan Manhajka Xassaan Xuseen ee Takfiiriga ah Nuqulka Fatwadaan oo ay ku saxiixan yihiin culimo  Sooma
Eng Xasan Xaaji Shirwac oo lagu dilay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan
(August 2, 2012)
Hiiraan:-Wararka naga soo gaaraaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa  sheegaya in maanta  lagu dilay gudaha magaalada B/weyne  Eng Xasan Xaaji Shirwac oo si weyn looga yaqaanay
Taliyaha Ciidamada nabadsugida Gobolka Banaadir oo dil ku sigtay
(August 2, 2012)
Muqdisho:-Taliyaha Nabadsugida Gobolka Banaadir Khaliif Axmed Ereg ayaa saaka ka badbaaday qarax miino oo loo dhigay wado aan ka fogeyn hoyga uu degan yahay sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Jen. Axm
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo gaaray Degmada Balcad(Masawiro)
(August 1, 2012)
Balcad:-War haatan naga soo gaaray Degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed uu maanta gaaray Degmada Balcad halkaas oo lagu soo dhaweeyey .
Madaxweynaha dowllada Puntlland oo soo dhaweeyey ansixinta Dastuurka
(August 1, 2012)
Garoowe:-Madaxweynaha dowllada Puntlland Dr.Cabdiraxamaan Maxamed Maxmuud Faroole ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xarunta madaxtooyada Puntlland ee Garoowe waxaa uu soo dhaweeyey dastuurka
Puntland oo u dabaal degtay xuskii ka soo wareegtey markii la yagleelay Puntland (Masawiro)
(August 1, 2012)
Garoowe:-Waxaa ka socda maanta dhamaan gobollada iyo deegaanada ay ka arimiso Dowllada Puntland xaflado loogu dabaaldegayo 14 guuradii  ka soo wareegtey markii dhidibida loo aasay Maamulka Puntland o

« Previous PageNext Page »