Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo u dhoofay Nairobi
(June 6, 2013)
Kismaayo:-Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow  dib ugu soo laabtay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana socdaal kiisa
Banaanbax ka dhan ah South African oo ka dhici doona magaalooyinka London iyo Minnesota
(June 6, 2013)
London:-Waxaa mudo aad u dheer ka socday Wadanka S/Africa, Dilka iyo Dhaca lagu hayo Qofkasta oo loo garto inuu ka soo jeedo Qabiilka SOMALI, iyadoon loo eegaynin deegaanka uu ka soo jeedo. Arintani w
Ardayda Machadka Al-furqaan ee Buuhoodle oo Imtixaanaadkii uu u bilowday
(June 6, 2013)
Buuhoodle:Waxaa maalintii Khamiista bishuna ahayd 27 Rajab 1434 H oo waa faqsan  06.06.2013  ka bilaaw day Machadka Islaamiga ah ee Furqaan ee Magaalada Buuhoodle Imtixaankii  ugu danbeeyey waxaan
Wasiiradda Arrimaha dibadda DFS oo ka jawaabtey qoraal ku soo baxay SomaliTalk.com
(June 6, 2013)
Siyaasiyiinta marka ay doonayaan in ay khaldaan rayiga dadweynaha waxay adeegsadaan hadallo ay u dhigayaan sida dadku jecelaan lahaayeen in ay ka maqlaan madaxdooda, laakiin marka la dhuuxo ah "xuub c
Madaxweynaha DFS oo la kulmay Madaxweynaha dalka Kenya
(June 5, 2013)
Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud iyo Madaxweyna Uhuru Kenyatta ayaa ilo ku dhow dhow waxay sheegayaan in wadahadalkooda uu la xiriiro iskaashiga u dhexeeya labada dal, gaar ahaan arrimaha ammaanka,
Sheekh Maxamed Umal oo la Kulmay Ardayda ATLAS COLLEGE Ee Nairobi (Masawiro)
(June 4, 2013)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada ku dhaqan magaalada Nairobi ayaa waxaa kulan la qaatay ardayda Schoolka lagu magacaabo ATLAS COLLEGE ee magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Is
Lifechances Complementary School oo Xaflada u qabtay Ardayda.[Video]
(June 4, 2013)
Leicester:-Magaaalad Leicester gaar ahaan iskuulka Crown Hills ayaa waxaa ka dhacday maalintii ay taariikhdu ahayd 27.05.2013 xaflad ayaa waxa qabtay iskuulka Lifechances Complementary School  oo ah
Ogeysiis Kitaabka Khulaasa Nuuru Alyaqiin oo bilaaban doona
(June 4, 2013)
Minipolis:-Waxaa  ogeysiineynaa Walaalaha Jecel Barasha Diinta Islaamka In La bilaawi Doono Kutub taxana ah  oo Ku saabsan Siirada Nabiga SCW Waxaana ugu Horeyn Doono Kitaabka la yiraahdo( Khulaasa
DowroTafsiir ah oo lagu soo gabagabeeyey magaalada Johannesburg
(June 4, 2013)
Johannesburg:-Waxaa masjidka Imaamu-Shaafici ee magaalada Johannesburg ee dalka koofur Afrika lagu soo gabagabeeyay dowradii sedexaad ee tafsiirka Qur’aanka kariimka ah. Dowradan ayaa ahayd tii sadd
Puntland oo sheegtay in ay ku qabteen Boosaaso Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab
(June 4, 2013)
Boosaaso:-Ciidanka amaanka ee magaalada Bossaso ee xarunta gobolka Bari ayaa maanta howlgalo ay ka fuliyeen gudaha magaalada Boosaaso waxay sheegeen in ay ku qabteen Sarkaal ka tirsan Ururka Al-Shabaa

« Previous PageNext Page »