Sh.Maxamed Umal oo maanta Muxaadaro u jeediyey Dumarka (Masawiro)
(March 19, 2014)
Jigjiga:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah ayaa waxaa uu maanta duhurkii muxaadaro ka jeediyey masjidka Jaamica ee magaalada Jigjiga waxaana muxaadatrada si gaar ah ay ugu socotay  dumarka .Cinw
Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Wasiir ku xigeenka hawlaha guud iyo Gaadiidka
(March 19, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa maanta waxaa uu u magcaabay wasiir ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiidka oo noqday C/raxmaan Yuusuf Faarax (Dujaana) ka dib wareegto
Sheekh umal oo habeenkii 2aad muxaadaraad ka wada Jigjiga.[Masawiro]
(March 18, 2014)
JigJiga:-Sh.Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa mar kale waxaa uu muxaadaro ka jeediyey masjidka Jaamica magaalada JigJiga isagoo Sheekhu uu ka hadlay ilaalinta Nafta, Maalka, iyo Caqliga, oo ka mid ah Maqa
Asallada waxyaabaha diinta islaamka ay xaaraamtinimeysay Sh Yuusuf Aadan.[Daawo]
(March 18, 2014)
Nairobi:-Sh. Yuusuf Aadan oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee fidinta diinta islaamka ku gaboobay ayaa aalmahanna ku sugnaa magaalada Nairobi, waxaan uu xalay muxaadaro uu uga hadlayay Asallada waxy
Nadwo diini ah oo ka bilaabatay masjidka Harawo ee Boorame.[Masawiro]
(March 18, 2014)
Boorama:-Nadwo diini ah ayaa waxaa ay ka bilaabatay masjidka Harawo oo ku yaala badhtamaha magaalada Boorame ayaa waxaa diirada lagu saarayay tahriibka taas oo mawduuceedii koowaad lagag hadlay waxa s
Sh.Maxamed Cabdi Umal oo booqday xarumaha dacwada ee magaalada Jigjiga(Masawiro)
(March 18, 2014)
Jigjiga:-Sh.Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo ku jooga magaalada Jigjiga ayaa maanta waxaa uu booqday Iskoolka Al-Nibraas labadiisa qeybood iyo iskoole kale sida Iskuulka Cumar Ibnu Khadaab. Sheekh.
Cusbooneysii Iimaankaada ( تجديد الإيمان ) Sh Abdulbasid Sh.Ibrahim Maylow
(March 18, 2014)
Manchester:-Alle Ayaa Mahad oo dhan u sugnaatay Nebigeenana Muhammedna Naxariis iyo nabadgelyo karkiisa ha ahaato intaas ka dib الحمد لله رب العالمين والصلاة والسلام ع
Faahfaahin weerar lagu dilay Abbaanduulihii ciidanka DFS ee gobalka Hiiraan
(March 18, 2014)
Buuloburde :-Wararka naga soo gaaraya magaalada  Buuloburde ayaa sheegay in ugu yaraan 7 qof ay ku dhinteen halka ilaa 20 kalena ay ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo xalay ka dhacay Degmada �
Yaa Jaajuus iyo Murtad ah ?W/Q Maxamed Ibraahim Cawad Abuu hureyra
(March 18, 2014)
Ilaahay baa awood badan qofkii aaminaana xaqa ku sugan, waxa nabad iyo naxariis mudan rasuulkeena Muxammed CSW iyo ehelkiisii wanaagsanaa, asaxabatiisii raacday RC iyo intii laga gaadho maalinta qiyaa
Taliyaha Ciidanka Difaaca Puntland oo ka tacsiyeeyey geeridii Col. Afgaduud.
(March 18, 2014)
Garoowe:-Taliyaha guud ee ciidamada Difaaca dowladda Puntland S/guud Siciid Maxamed Xirsi Siciid dheere iyo Saraakiisha ciidanka qalabka sidda ee Puntland ayaa uga tacsiyeeyey dhamaan Ciidanka Puntlan

« Previous PageNext Page »