
(March 17, 2014)
Galgaduud:-Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxay dhoolatus melatari ku soo bandhigeen xerada 21-aad ee Degmada Dhuusamarreeb ee xarunta gobolka Galgaduud waxaana ciidamada ay soo b Sheekh Maxamuud Shible oo muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya (Daawo)
(March 17, 2014)
Nairrobi:-Sheekh Maxamuud Shible xafidahulaah ayaa muxaadaro qiimo badan ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi waxaana uu sheekhu muxaadaradiisa uga hadlay sababaha keena in qofka uu Sh.Yuusuf Aadan oo xalay Muxaadarooyin ka jeediyey Masjidka Al-Hidaaya
(March 17, 2014)
Nairobi:-Sh. Yuusuf Aadan, oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed ee fidinta diinta islaamka ku gaboobay, maalmahanna ku sugnaa magaalada Nairobi, ayaa waxa uu caawa muxaadaro qiimo badan ka soo jeediyay

(March 16, 2014)
Jigjiga:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu gaaray magaalada Jigjiga ka dib markii uu maalin ku soo hakaday magaalada Addis Abba isagoo uga soo gudbay magaalada Jigjiga oo si weyn loogu soo dhawe

(March 16, 2014)
Boorame:-Waxaa dhamaan lagu wargelinayaa dadweynaha Soomaaliyeed ee ku nool Boorame in ay ka bilaami doonto magaalada nadwo balaadhan oo looga hadli doono Tahriibka waxaan ay Nadwadu ka dhici doonta Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM oo la wareegay Degmooyinka Warsheekh iyo Raage Ceele
(March 16, 2014)
Muqdisho:-Ciidamada DFS oo garab ka helaya Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa la wareegay Degmooyinka Warsheekh iyo Raage Ceele ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.Afhayeenka Maamulka Gobolka Shabeell

(March 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Puntland Dr Cabdi Max’ed Cali Gaas ayaa xafiiskiisa ku qaabilay suufiyiin caalami ah oo ka tirsan television-ka Citizen Tv oo ka mid ah warbahinta dalka kenya, waxayna Madaxwey Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
(March 16, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtey ka dib booqasho rasmi ah oo uu ku tegey dalka Japan. Madaxweynaha oo war

(March 16, 2014)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya waxaana halkaas ku soo dhaweeyey safiirka dowlada soomaaliya u fadh

(March 16, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha maamulka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa booqasho qarsoodi ah saaka ku tegay Degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag. Madaxweynaha S/land ayaa waxaa uu booqasho ku tegay De
![]() |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|