Sheekh Maxamed Umal oo Caawa ka Jawaabay Su,aalo kala duwan (Masawiro)
(March 21, 2014)
Jigjiga:-Sheikh Maxamed Cabdi Umal oo socdaal dacwo kujooga deegaanka ayaa caawa waxaa uu ka jawaabay su,aalo la jamcinayay maalmahan intuu sheekhu ku jiray muxaadaraadkii is daba jooga ahaa ee u ka w Mu,asasada Al-Minhaaj iyo ururka Sadar oo tababar u qabtay Ardayda dugsiyada sare ee Boosaaso.[Masawiro]
(March 21, 2014)
Boosaaso:-Ururka Sadar oo kaashanaya Mu'sasadda Al-Minhaaj ee Dacwada iyo Hormarinta ayaa waxay soo qaban qaabiyeen kulan cilmiyeed loo qabtay Ardayda dugsiyada sare iyo Macaahidda ee magaalada Boos Safarkii Madaxweynaha Puntland uu ku tegay deegaanka Rakko-Raaxo.[Masawirada]
(March 21, 2014)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland oo dhowaan bilaabay safaro iyo kormeero uu ku tagayo deegaanada Puntland ayaa gaaray deegaanka Rakko-Raaxo oo ka tirsan G/karkaar , waxaana deegankaasi uu 85-km Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Aaga Galgala oo la magacaabay
(March 21, 2014)
Garoowe:-Taliyaha ciidanka difaaca dowladda Puntland Gen. Siciid Maxamed Xirsi Siciid Dheere ayaa waxaa uu u magacaabay Taliyaha ciidanka daraawiishta ee Aaga Galgala Col. Maxamuud C/qaadir Xassan Cad Khudbadii Jimce ee Masjidka Al-hidaaya Nairobi Sh.Cabdiwaaxid Xassan.[Dhagayso]
(March 21, 2014)
Nairobi:Waxaa maanta Khudbo aad u qiima badan ka soo jeediyey Majidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi ee caasimada Kenya Sheekh.Cabdiwaaxid Xassan oo ah imaamka masjidka al Hidaaya. Sh.Cabdiwaaxid X Sh.Umal oo maanta ka khudbeeyay masaajidka jaamaca Jigjiga.[Masawiro]
(March 21, 2014)
Jigjiga:-Sh. Maxamed Macalin Cabdi Umal oo maalmahan ka waday dacwad balaadhan magaalada jigjiga ayaa waxay bulshada ku nool magaalada Jigjiga nasiib u yeesheen in sheekh maxamed cabdi umal khudbadii Nadwo ka socotay Boorame oo la soo gabagabeeyey[Masawiro]
(March 21, 2014)
Boorame:-Waxaa xalay oo ay ahayd habeenkii ay ku beegnayd in ay soo gaba gabawdo nadwo diini ah oo ka socotay Masjidka Harawa ee magaalada Boorame waxaan nadwadaan diiniga ah soo diyaariyey Urur dhali Madaxweynaha Puntland oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Rako-raaxo
(March 21, 2014)
Garoowe:-Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.C/wali Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka si weyn loogu soo dhaweeyey degmada Rako-raaxo oo ka tirsan Gobolka Karkaar .Wafdiga Madaxweyna Ciidamo ka socda dalka Burundi oo gaaray magaalada Kismaayo
(March 21, 2014)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose ciidamo ka socoda dalka Burundi ee AMISOM oo tiradoodu gaarayso ilaa 90 askari oo ka socda iyadoo ciidamada Burundi ee Madaxda fiican iyo kuwa xun-xun iyo mowqifka laga qaadanayo Sh Yuusuf Aadan.[Daawo]
(March 20, 2014)
Nairobi:-Sh.Yuusuf Aadan ayaa xalay waxa uu muxaadaro dad badan ay ka soo qeyb galeen ka jeediyay masaajidka Hidaaya ee xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, iyadoo mowduuca uu sheekhu ka hadlay ay dad
Archives |
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
|||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|