![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/04/kenya.gif)
(April 9, 2015)
Nairobi:-Supreme Council of Kenya Muslims (Supkem), ayaa talaadadii waxay soo saartay qorshe loogu magac daray "Barnaamij Deg-Deg ah" , kaasoo looga hortagayo sida ay sheegeen wax ay ugu yeeraan xagji Raisulwasaaraha DFS oo tacsi u diray qoyska reer Cabdiraxman Faroole
(April 9, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaare Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid xaaskii Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole Marxuumad Aamino Abiib
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/04/7.jpg)
(April 9, 2015)
Garoowe:- Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa gelinkii dambe ee maanta oo ay taariikhdu tahay 9-4-2015 ka qeyb-galay aas-qaran oo qabuuraha magaalada Garoowe ee caasimad
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/04/sharmake.jpg)
(April 9, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulan-koodii caadiga ahaa oo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cuma
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/04/IMG_4098.jpg)
(April 9, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Wasiirada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Max’ed Cali Gaas ayaa waxaa maanta looga hadlay arrimaha Nabadgelyada, Soo Dhow
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/04/2.jpg)
(April 9, 2015)
Galdogob:-Galabnimadii Jimcaha ee ku beegnayd 3/4/2015 ayaa waxaa ka dhacay xarunta Mu’assasada kulan balaaran oo ay soo agaasintay Mu’assasada Dacwada iyo horumarinta ee Al-minhaaj laanteeda Gald
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/04/16.jpg)
(April 9, 2015)
Muqdisho:-Wasiirka Maaliyadda ee DFS, Mudane Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti), oo dalka Kuwait uga qayb galayay shirka sanadlaha ah ee hay’adaha Maaliyadda wadamada Carabta, ayaa kulamo gaar gaar a Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ka soo horjeestay go,aanka Madaxweynaha DFS
(April 9, 2015)
Cadaado:-Cadaado:-Af-hayeenka Maamulka Ximan iyo Xeeb Carey Ciise ayaa markii ugu horeysay ka hadlay go,aanka Madaxweynaha DFS oo ahaa in caasimada Maamulka gobalada dhexe laga dhisayo uu noqdo Degmad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|