
(April 10, 2015)
Laascaanood:-Galabnimadii Khamiista iyo habeenkeedii (Jimce) waxaa ka dhacay Machadka Al-furqaan ee magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool kulamo is xig xigay oo aad u qiima badan oo ay ku kulm Khudbadii Jimce ee maanta oo uu Sh Umal uga hadlay Weerarkii Garissa Collage.[Video-ga]
(April 10, 2015)
Nairobi:-Sheekh.Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii Jimce kaga hadlay weerarkii ay ururka Al-shabaab la beegsadeen Jaamacadda Gaaris oo khasaaro badan uu ka dhashay taas oo sababtay in d

(April 10, 2015)
Garoowe:-Ra'iisul-wasaaraha dalka Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo wefti balaaran oo uu hogaaminayo ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-4-2015 si weyn loogu soo dhaweeyey magaalo Mad

(April 10, 2015)
Kampala:-Waxaa lagu soo gabagabeeyey magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha Mutamar Islaami ah kaas oo soo bilaawday 03/04/2015 kaas oo ay ka soo qeyb galeen dadweyne aad u tiro badan oo ku dhaqan

(April 10, 2015)
Garoowe, 10. April, 2015…Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashid Cali Sharmarke iyo wafti uu hogaaminayo ayaa galabta ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Garoowe Ra’isal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid oo gaaray Garoowe
(April 10, 2015)
Garoowe:-Waxaa saaka magaalada Garowe soo gaarey wafdi uu hoggaamiyo Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Dr.Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke. Wafdiga Ra'iisul wasaaraha ayaa waxaa ku
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|