Xeer ilaaliyaha guud ee DFS Axmed Cali Daahir oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga SBC.[Daawo]
(March 11, 2016)
Garoowe:-Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaliya Axmed Cali Daahir ayaa maalmahaan waxaa uu ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland isaga iyo Taliyaha cidanka Asluubta ee dowladd
Dufcadii 2aad oo ka Qalin jabisay Jaamacada Bariga Africa Faraca Qardho.[Masawiro]
(March 11, 2016)
Qardho:-Ardaydan ka qalinjabisay jaamacada bariga Africa faraca magaalada Qardho ayaa isugu jiray arday dhamaysatay heerka koowaad ee Jaamacada oo tiradooda tahay 36 arday kuwaasoo ka kala qalinjaiyay
Madaxweyne Camey oo ugu baaqay hay’adaha in ay dar-dargeliyaan ka qayb qaadashada gurmadka Abaaraha.
(March 11, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey ahna  guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo ay wehelinayaan xubnaha guddiga
Mu’assadda Minhaaj ee Galdogob oo soo dhawayn u samaysay Suldaan Subayr Xaaji Maxamuud.[Masawiro]
(March 11, 2016)
Galdogob:-Suldaanka oo booqasho gaaban kusoo gaaray deegaanka Galdogob si uu ugu kuurgalo wadciga deegaanka iyo horumarka ka socda ayaa kulamo is dabajoog ah la yeelanayey maamulka, culumada, iyo guud