Sh Fu’aad Xaaji Nuur oo VOA uga waramay gurmad ay gaarsiiyeen Bariga Sanaag [Dhagayso]
(March 28, 2016)
Meelo badan oo Soomaaliya ah, ayaa waxaa kasoo yeeraya qaylo-dhaan la xiriirta abaaro ba’an oo ku habsaday dadka iyo duunyada, waxaana socda dadaallo gurmad lagu gaarsiinayo meelaha sida xun ay abaa

(March 28, 2016)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegay in koox hubaysan ay ku dileen nin ganacsade ah magaalada Muqdisho xili uu ku sugnaa Masjid dhexdiis. Allaha u naxariistee ganacsadaha Guutada 2aad ee Ciidanka Puntland oo maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Garoowe.[Masawiro]
(March 28, 2016)
Garoowe:-Waxaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Garowe ee xarunta dowlada Puntland guutada Labaad ee Ciidanka Puntland waxaana ciidanka hogaaminayey Col. Jimcaale Jaamac kuwaas ka sifeeyey

(March 28, 2016)
Garoowe:-Madaxeynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 28-March-2016 waxaa uu Garoowe ka dhagax dhigay dhismaha cusub ee ICT, kaas oo lagu soo kordhin doono Wasaaradda Warfaa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|