
(March 13, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa maanta 13 March, 2016 waxaa uu ka qayb galay munaasabad lagu taageerayey Madaxweyn Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS oo gaaray magaalada B/weyne
(March 13, 2016)
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha DFS C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan wafdiga wasiirka ayaa waxaa soo dhaweeyey Maamulka g

(March 12, 2016)
Boosaaso:-Waxaa maanta kulan gaar ah la qaatay Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Suldaan Maxamuud oo ka mid ah Issimada Puntland ahna Issim ku fadhiga taariikh dheer Guddoomiyaha guddiga waddada Ceeldaa

(March 12, 2016)
Garoowe:-Hay’ada shaqalaha rayidka ah ee Dowladda Puntland (Puntland Civil Service Commission) oo qaaday imtixaankii Madax-qaybeedyada Shaqada iyo shaqaalaha ee Hay’adaha iyo Wasaaradaha ka faa’ Khudbadii Jimcaha Masjidka Al Hudaa Sheekh Dr Sh C/wali Sh Maxamed Xaaji Yuusuf (Daawo)
(March 12, 2016)
Finland:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Huda ee magaalada Finland waxaana khudbada jeediyey Sheekh Dr Cabdiwali Sheekh Maxamed Xaaji Yuusuf Wuxuuna Sheekha kaga hadlay S

(March 12, 2016)
Sudan:-Guddoomiyaha Jaamacadda Al-Najaax Sheekh Dr Faysal Maxamad Cali ayaa Heshiisyo taariikhi ah Muhiimna ah waxaa uu la soo galay Jaamacadaha ugu waaweyn dalka Sudan taas oo ah guul weyn oo u soo

(March 12, 2016)
Guddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo saaray qaraar ku saabsan natiijada shirarkii albaabada u xirnaayeen ee uu Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ka yeeshay am Ciidamo ka tirsan DFS oo lagu Qarxiyey Degmada Afgooye
(March 12, 2016)
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobalka Sh Hoose ayaa sheegaya in maanta duhurkii uu ka dhacay qarax waxaana qaraxaas ku dhaawacmay Ugu yaraan 8 qof kuwaas isigu jira ciidamo ka tirsan DFS iyo

(March 11, 2016)
Garoowe:-Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaliya Axmed Cali Daahir ayaa maalmahaan waxaa uu ku sugnaa magaalada Garoowe ee xarunta Puntland isaga iyo Taliyaha cidanka Asluubta ee dowladd

(March 11, 2016)
Qardho:-Ardaydan ka qalinjabisay jaamacada bariga Africa faraca magaalada Qardho ayaa isugu jiray arday dhamaysatay heerka koowaad ee Jaamacada oo tiradooda tahay 36 arday kuwaasoo ka kala qalinjaiyay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|