Madaxweyne Camey oo ugu baaqay hay’adaha in ay dar-dargeliyaan ka qayb qaadashada gurmadka Abaaraha.
(March 11, 2016)
Madaxweyne ku-xigeenka Dawladda Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim C/llaahi Xaaji Cumar Camey ahna  guddoomiyaha guddiga gurmadka abaaraha Puntland oo ay wehelinayaan xubnaha guddiga
Mu’assadda Minhaaj ee Galdogob oo soo dhawayn u samaysay Suldaan Subayr Xaaji Maxamuud.[Masawiro]
(March 11, 2016)
Galdogob:-Suldaanka oo booqasho gaaban kusoo gaaray deegaanka Galdogob si uu ugu kuurgalo wadciga deegaanka iyo horumarka ka socda ayaa kulamo is dabajoog ah la yeelanayey maamulka, culumada, iyo guud
Qarax caawa ka dhacay Makhaayada ku taal magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo
(March 10, 2016)
Garbahaarey:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in caawa uu ka dhacay Qarax Makhaayada ay dadweynuhu ku caweeyaan. Qaraxa ayaa waxaa ka dhashay khasaaro le
Wafdi ay hogaaminayaan Wasiirka Arimaha gudaha iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo tegay Deegaanka Bixin
(March 10, 2016)
Garoowe:-Wafdiga ka socda dowlada Puntland oo uu hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha dowlada Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash gudoomiyaha baarlamaanka dowlada Puntland Axmed Cali Xaashi, Wasiirka
Kulankii Golaha Wasiirada Puntland oo looga hadlay ka Hortagista Khataro dhanka Amniga (Masawiro)
(March 10, 2016)
Garoowe:-Kulankii Golaha Wasiirada dowlada Puntland ayaa waxaa looga hadlay ka hortagista khataraha dhanka amniga waxaana laga soo saaray qodobo kala duwan waxaana ugu muhiimsanaa fejignaan dhanka amn
Madaxweyne Gaas oo waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel.[Dhagayso]
(March 10, 2016)
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa uu waraysi gaar ah siiyey Tv-ga Somalicabel waxaan laga waraystay safarka uu hadda ku jooga Maraykanka iyo kulamada uu la qaat
Mu’assasada Minhaaj ee Galdogob oo booqatay Dugsiga H/dhexe ee Qansaxle.[Masawiro]
(March 10, 2016)
Galdogob:-Tuulada Qansaxle oo dhinaca waqooyi bari magaalada Galdogob ka xigta qiyaastii 18KM ayaa booqashadeeda Mu'assadu Minhaaj uga gol lahayd u kuurgalida habka waxbarasho ee dugsiga iyo wadcigeed
Mu’assada Minhaaj Galdogob oo Qado sharaf u samaysay waxgaradka beesha Wadal-mogge.[Masawiro]
(March 10, 2016)
Galdogob:-Kulanka oo ahaa martigalin, soo dhawayn iyo isbarasho ayaa jimcadii 4/3/2016ka wuxuu ka dhacay xarunta Mu’assasada ee magaalada Galdogob, waxgaradka beeshaas oo iskugu jiray odayaal dhaqam
Dagaal ka socda deegaanka Miir-Taqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.
(March 10, 2016)
Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Dagaal u dhaxeeya ciidamada DFS iyo kooxda Al-Shabaab uu  saaka ka socda deegaanka Miir-Taqwo ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Daga
Madaxweynaha DFS oo dhagax dhigey dhismaha Kulliyada Sayniska iyo Tiknoolajiyada.[Masawiro]
(March 9, 2016)
Muqdisho:-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh.Maxamuud, ayaa sheegay in horumarinta culuunta sayniska iyo tiknoloojiyadda ay tahay tallaabada keliya ee Soomaaliya ay kula tartami kar

« Previous PageNext Page »