Madaxweyne Farmaajo oo dib ugu laabtay Muqdisho
(August 21, 2020)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo soo xiray Shirweynaha Wadatashiga Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir oo ku
Ciidamadda Badda Dowlada Puntland (PMPF)oo beeniyey in Markab lagu afduubay xeebaha Puntland
(August 20, 2020)
Boosaaso:-Ciidamadda Badda Dowlada Puntland (PMPF) aya waxay Qirayaan Inaaney jirin Markab lagu Afduubtay Xeebaha Puntland. Markabka (AEGEAN ll ) oo Laga leeyahay Wadanka (Panama) Kana soo Kicitimay
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii ka socday Dhuusamareeb 3
(August 20, 2020)
Dhuusamareeb:-Waxaa caawa ka soo baxay war-murtiyeedka shirka wada tashiga Hannaanka Doorashada ee Dhuusamareeb oo ay si wadajir ah usoo saareen DFS, Dowlad Gobolleedyada Galmudug, Koonfur Galbeed, H
Ciidammada Amniga Puntland oo howl gal ka wada Gaalkacyo.[Video]
(August 20, 2020)
Gaalkacyo:-Ciidammada Amniga Dowladda Puntland ayaa waxaa ay howlgallo lagu xooji nayo amniga ka wada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, Ciidamadaan oo ka kooban kuwa PSF iyo kuwa daraawi
Madaxweynaha PL oo ka tacsiyeeyey geerida Wasiir ku-xigeenka Wasaaradaha Waxbarashada hore ee Puntland
(August 19, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Goleyaasha Dowladda ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Ma
Gal-Mudug oo faahfaahin ka bixisay shirka ka socda Dhuusamareeb 3 [Daawo]
(August 19, 2020)
Dhuusamareeb:-Wasiirka Warfaafinta Maamulka Gal-Mudug Falagle oo Radio Daljir Waraysi siyeey ayaa faahfaahin dheeraad ah kabixiyeey shirka dhuusamreeb 3 ee ka socda magaaladaas. Radio daljir
Madaxweynaha PL oo caawa shir gudoomiyey shirka gudiga Nabadgelyada
(August 19, 2020)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa guddoomiyey Shirka Guddiga Nabadgelyada, oo looga hadlay guud ahaan amniga iyo dardargelinta qorsheyaasha lagu horum
Beesha Caalamka oo mar kale ka digtay go’aan aan lagu midaysnayn oo ka soo baxa Shirka Dhuusamareeb 3
(August 19, 2020)
Muqdisho:-Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka (ee liiska hoos ku taxan) waxay soo dhoweynayaan in hoggaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay magaalad
Weriye Macallimu oo afar qarax ka badbaaday.[Video]
(August 19, 2020)
Dowladda Soomaaliya oo cambaareysay Taiwan, kuna hanjabtay tallaabo
(August 18, 2020)
Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay tallaabooyinka ay qaadeyso Taiwan, oo ay dowladdu ku sheegtay inay yihiin kuwa ka hor imaanaya madax bannaanida Soomaaliya iyo shuruucda caalamiga ah. War sax

« Previous PageNext Page »