Madaxweynaha Jubbaland oo u Hambalyeeyey Golaha deegaanka ee Degmada Afmadow
(October 10, 2020)
Kismaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Hambalyo u diraygolaha Cusub ee deegaanka Degmada Afmadow oo doorashadooda maalmahan ay ka socotay halkaas isla markana maanta
Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo tegay Muqdisho si uu uga qayb galo aaska Prof Cali Khaliif
(October 10, 2020)
Muqdisho:-Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madax weyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhoweeyay Muqdisho, Madaxweyne ku-X
Madaxweynaha DFS oo ka tacsiyeeyey Geerida Prof Cali Khaliif Galeydh
(October 8, 2020)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxa
Puntland oo ka tacsiyeysay Geerida Prof Cali Khaliif Galeydh.
(October 8, 2020)
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Garoowe :-Madaxweyne Ku-xigeenka, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka P
Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari oo booqday Iskuulada Boosaaso.[Video]
(October 7, 2020)
Boosaaso:-Taliyaha qeybta Booliska gobolka Bari ayaa saaka booqday qaar ka mid ah Iskuulada magaalada Bosaaso oo uu ka mid yahay iskuulada sare ee Al-najax iyo Imamu-shaafici halkaas uu ardayda kala
Guddoonka Golaha Wakiillada oo 200 oo fuusto oo daamur ah ku wareejiyey Guddiga Wadada Ceel-daahir illa Ceeri-gaabo
(October 7, 2020)
Garoowe:-Guddoonka Golaha Wakiillada Dawladda Puntland ayaa maanta ku wareejiyey Guddiga Wadada Ceel-daahir illa Ceeri-gaabo lacag qoondo ah oo loogu tallo-galay iibka 200 oo fuusto daamur ah taas oo
Wasaaradda Caafimaadka PL oo Gaalkacyo ka daahfurtay shaybaarka lagu baaro Covid19.[Masawiro]
(October 6, 2020)
Gaalkacyo:-Wasaaradda caafimaadka Puntland oo kaa shanaysa Wold Vision ayaa maanta magaalada Galkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ka furtay shaybaarkii saddexaad ee Puntland lagu baarayo caabuqa Covid19
Madaxweynaha Jubaland oo maanta furay Kal-Fadhiga Saddexaad ee Golaha Wakiilada Jubaland.[Masawiro/Video]
(October 6, 2020)
KIsmaayo:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta furay Kal-Fadhiga Sadexaad ee Golaha Wakiilada Jubaland isagoo khudbadiisa furitaanka kaga hadlay dhinacyo kala duwan.
Wafti ka socda wasaaradda caafimaadka Puntland oo kormeer Shaqo maanta uga bilawday Gobolka Mudug
(October 5, 2020)
Gaalkacyo:-Wafti ka socda wasaaraadda caafimaadka Puntland oo uu hogaaminayo wasiir kuxigeenka wasaaradda Abdinaasir Yuusuf Xaji ayna weheliyaan agaasimaha guud iyo agaasimaha waaxda caafimaad guud ay
Ciidammada Nabad sugidda Jubbaland oo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab[Video]
(October 5, 2020)
Kismaayo:-Ciidammada Nabad sugidda Jubbaland ayaa gacanta kuso dhigay shabakad fulinjirtay silsilado weeraro ah oo ka dhacay Magaalad Kismaayo kuwaas oo lagu dhibaateeyay qaar ka mid ah shacabka Soom

« Previous PageNext Page »