Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Banaabaxa Jimcaha waa dhacayaa.[Video]
February 24, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Midowga Musharaxiinta oo shir ku yeeshay saaka magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay mar kale ku celiyeen in dhici doono banaanbax ay iclaamiyeen maalinta Jimacaha ee Taariikhu tahay 26/2/2021 kana dhici doono Daljirka Dahsoon.
Afhayeenka Midowga musharaxiinta Daahir Maxamud Geelle oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ku baaqay in dowladdu aysan horistaag ku samaynin aragtida siyaasadeed ee ka soo horjeeda haddii ay taas dhacdan ay tahay in isbaaro loo dhigtay xoriyada shaqsiga Soomaaliya waan mid aan marna aqbali doonin.
Hoos ka daawo shirka jaraa’id ee Afhayeenka Midowga musharaxiinta Daahir Maxamud Geelle.
A/cawaale
Halgan.net