Qarax khasaare gaystay oo ka dhacay Muqdisho.[Dhagayso]
(February 13, 2021)
Muqdisho:-Taliska Ciidanka Booliska dowladda Soomaaliya ayaa ka hadlay qarax gelinkii hore ee maanta oo Sabti ah ka dhacay magaalada Muqdishu. Qaraxan oo geystay qasaare ayaa ka dhashay gaari walxaha
Boqor Burhaan iyo Islaan Ciise oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.[Video]
(February 13, 2021)
Qardho:-Boqor Burhaan Boqor Muuse, ayaa waxaa uu ka tacsiyeeyey geeridda ku timi allaha u naxareestee Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, oo Xalay ku geeriyooday Magaaladda Hargaysa ee caasimada S/la
Beesha Caalamka oo ku baaqday dib u bilaabidda Wada hadalka ku saabsan Hir-galinta heshiiskii 17 Sebtembar
(February 13, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibada Beesha Caalamk waxay soo dhoweynayaan ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DGXF) ay kulmi d
Jubbaland oo ka tacsiyeysay geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir
(February 13, 2021)
Kismaayo:-Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka tacsiyeysay geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdullaahi oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo
Wasiirka Arrimaha Guddaha Puntland oo qado sharaf u sameeyey Waxgaradka beesha Cumar Maxamuud ee ku dhaqan Garoowe
(February 13, 2021)
Wasiirka Arrimaha Guddaha Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maanta Qado sharaf u sameeyey Masuuliyiinta, Waxgaradka, haweenka ,ganacsatada iyo dhalinyarada Beesha Cumar Maxamuud ee