Ciidamada PSF ee Puntland oo soo bandhi gay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ay howl gal ku soo qabteen.[Video]
(February 14, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF ee Puntland ayaa howl gal ay ka fuliyeen deegaano dhowr ah oo ka tirsan Buuraha Calamadow waxaa ay ku soo qabteen xubno ka tisran ururka Al-shabaab. Ciidanka PSF ayaa howlgala
Guddoonka Aqalka Sare ee BFS oo ka horyimid Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka ee la magacaabay
(February 14, 2021)
Muqdisho:-Guddoonka Aqalka Sare ee BFS ayaa soo saaray go'aan ku aaddan Xeer Madaxwayne Lr. 357, laguna soo saaray todoba xubnood oo kamid ah Golaha Adeegga Garsoorka ee Dalka, xeerkaas madaxwayne wux
Midowga Musharaxiinta oo ku baaqay Banaanbax Nabadeed.[Video]
(February 14, 2021)
Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta ayaa saaka ku yeeshay shir magaalada Muqdisho waxaan ay ku baaqeen Bannaanbax Nabadeed oo ka dhacaya Muqdisho maalinta Jimacaha kaasi oo lagu dalbanayo inay dalka Sooma
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ku dhowaaqay guddi ka kooban DFS iyo dowlad gobolleedyada.[Video]
(February 14, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi farsamo oo ka kooban Xafiiska Madaxweynaha, Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Dowlad Go