Madaxweynaha Dowladda Puntland dib ugu laabtay Garoowe
(February 8, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid C/laahi Deni iyo wafdi uu hoggaami nayo oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa dib ugu laabtay m
Ciidamada Amniga Puntland(PSF) oo howl galo ka fuli yey Boosaaso.[Masawiro]
(February 8, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada Amniga Puntland (PSF) ayaa February 07, 2021 sameeyey hawlgal lagu raadinayey shakhsiyaad ka tirsan kooxaha argagixisada ah oo doonaya in ay falal argagixisanimo ka geystaan magaal
Beesha caalamka oo mar kale u soo jeedisay madaxda Soomaalida in ay wada hadlaan
(February 8, 2021)
Muqdisho – Saaxiibada beesha caalamka waxay soo dhoweynayaan dadaalada ay sameeyeen madaxda siyaasadda Soomaaliya si loo gaaro heshiis ku saabsan hirgelinta hanaanka doorashada ee 17kii Sebtem
Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka oo ku baaqay in la dhiso Gole Qaran.[Video]
(February 8, 2021)
Muqdisho:-Golaha Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa goor dhow waxaa ay Warsaxaafadeed ka soo saareen muda xileedka dastuuriga ee Madaxweynihi hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullaa