Madaxweynaha Dowladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan C/qaadir Suldaan C/laahi
(February 12, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada, Guurtida iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed guud ahaan gaarn ahaan Soomaliland ee uu ka baxay Alle
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida uldaan Maxamed Suldaan Cabdulqaadir Suldaan Cabdullaahi
(February 12, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, dhaqanka iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka b
Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land, oo ka tacsiyeeyey geerida Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdilaahi
(February 12, 2021)
Hargeysa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda