Sh Mohamed Idiris oo wax laga wiidiiyey Khilaafka taagan iyo Banaanbax ay ku baaqeen Murashaxiint.[Video]
(February 22, 2021)
Muqdisho:-Sh Maxamed Idiris oo ka mid culimada Soomaaliya ayaa waxaa u ka qayb galay barmaamijka dabagalka ee Universal Tv waxaan wax laga wiidiiyey banaanbaxyada ay ku baaqeen musharaxiinta iyo khila
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo Taliye Qaybeedyo u magacaabay Gobollada Sanaag iyo Karkaar
(February 22, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xeer Madaxweyne Lr. 05, ku magacaabay Taliye Qaybeedyadda Gobollada Sanaag iyo Karkaar. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:
Golaha Midowga Musharraxiinta oo ku Baaqay Banaanbax kale.[Video]
(February 22, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sh Shariif Sh Axmed ayaa shir jaraa'id uu ku qabtay magaalada Muqdish ee caasiamda dalka Soomaaliya waxaa uu ugu baaqa
Muxaadaro qiimo badan oo uu jeediyey Sh Dr Cabdi Qani Beder. (Daawo)
(February 22, 2021)
Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaradii uu magaalada Berbera ka jeediyey Sheekh Dr Cabdiqani Beder Xafidahulaah wuxuuna sheekha si faahfaahan uga hadalay arimaha kala ah 1-Qisooyinka Qur’aan
Madaxweynaha Puntland ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe Wafdi kasocda Midowga Europe
(February 22, 2021)
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ku qaabilay Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe, Wafdi kasocda Midowga Europe oo uu hoggaaminayo Ergayga Midowga Europe ee Sooma
Madaxtooyada Soomaaliya oo mar kale ugu yeertay kulan Madaxweyneyaasha Puntland iyo Jubaland
(February 22, 2021)
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale ugu yeeraysaa Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland in ay ku soo biiraan shirka wadatashiga ah ee lagu dhammeystir