Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo xiriirka Caalamiga Puntland iyo dib-udhiska Wadada Jalam-Xarfo.[Masawiro]
(February 24, 2021)
Garoowe:-Wasaaradda Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo xiriirka Caalamiga ah ee Dawladda Puntland waxay la wadaagaysaa dadweynaha reer Puntland iyo kuwa Soomaaliyeedba inay Dowladda Puntland soo b
Wareysi: Wasiirka Amniga Soomaaliya, Xasan Xundubey [Dhagayso]
(February 24, 2021)
MUQDISHO:-Dawladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay inaysan oggolaan doonin bannaanbax lagu qabto magaalada Muqdisho. Dawladda waxay sheegtay in sideedii u taagan tahay amarkii lagu joojinayey isu-imaa
Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal oo ka warbixiyey dil ka dhacay Garoowe.[Video]
(February 24, 2021)
Garoowe:-Taliyaha qaybta Booliska gobolka Nugaal oo waxaa uu ka warbixiyey dhacdo maanta Garoowe ka dhacday oo Aniiso Cabdicasiis Said ku geeriyootay iyo cidda dilkaas gaysatay . M_M_Deeq Halgan.ne
Shirka amniga Gobolka Bari oo ka dhacay Boosaaso.[Masawiro]
(February 24, 2021)
Boosaaso:-Shirka amniga Gobolka Bari ee todobaadlaha ah ayaa maanta ka qabsoomay xarunta Maamulka Gobolka Bari. Waxa goob-joog ahaa Shirka Wasiir ku-xigeenka wasaarada maaliyadda Dowladda Puntland, Gu
Afhayeenka Midowga Musharaxiinta Banaabaxa Jimcaha waa dhacayaa.[Video]
(February 24, 2021)
Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta oo shir ku yeeshay saaka magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay mar kale ku celiyeen in dhici doono banaanbax ay iclaamiyeen maalinta Jimacaha ee Taariikhu tahay 26/2/2021 ka
Puntland oo caawa Warsaxaafadeed ka soo saartay Aragtida Xaalada Doorashooyinka Soomaaliya.
(February 24, 2021)
Garoowe:-Dowladda Puntland, iyadoo tixgalinaysa xaaladda cakiran ee doorashooyinka Soomaaliya, waxay ugu horrayn ba caddaynaysaa in ay markasta door mug leh ka qaadanayso xal-u -helidda arrimaha lagu