Madaxweyne Farmaajo oo shir iskugu yeeray Madxda dowlad goboleedyada iyo Gobolka Banaadir
(February 17, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda
Sh.Maxamed Sh.Cismaan oo Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Ramadaan ee Gaalkacyo.[Masawiro]
(February 17, 2021)
Gaalkacyo:-Sh Dr Maxamed Sh.Cismaan ayaa xalay waxaa uu Muxaadaro aad uqiima badan ka jeediyay Masjidka Ramadaan ee Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Sh.Dr Maxamed Sh.Cismaan oo ka mid
Wasiirka Gaashaandhigga JFS oo gaaray Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 17, 2021)
Dhuusamareeb:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka Gaashaandhigga XFS Md. Xasan Xaaji oo ay ka mid yihiin Guddoomoyaha Maxkamadda sare ee CQS Col. Maxamuud Axmed Xasan iyo Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Ko
Wasiirka Amnigga Puntland oo tababar u furay cutubyo ka tirsan Ciidamadda Booliska Puntland.[Masawiro/Video]
(February 17, 2021)
Qardho:-Wasiirka Amnigga iyo DDR-ta Dawladda Puntland, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidamadda Booliska Puntland ayaa maanta mar kale waxaa ay tababar ugu fureen Dugsigga Tababarka ciidanka ee xerad Xorgob
Gudiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka oo soo saaray Warsaxaafadeed.[Video]
(February 17, 2021)
Baydhabo:-Shirkii ka socday magalada Baydhabo ee xarunta KMG ee Koonfur Galbeed oo ay yeesheen gudiga farsame oo ka koobnaa dowladda Federaalka Soomaaaliya iyo maamul gobolleedyada ayaa waxa ay soo sa
Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle
(February 17, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka Wasiirk
Ciidamada PSF ee Puntland oo Boosaaso ku qabtay Walxaha Qarxa.[Video/Masawiro]
(February 17, 2021)
Boosaaso:-Ciidamada PSF ee Puntland ayaa waxaa ay howl gal ka sameeyeen xaafaddaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari waxaan ay ku guulaysteen in ay kaga hortagaan qaraxyo ay Al Shabaab ku di
Maxaa lagu xusuustaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan?[Dhagayso]
(February 17, 2021)
Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho xalay ku geeriyooday Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ahaa culimada Soomaalida ee sida weyn looga yaqiinay caalamka oo dhan, gaar ahaan Soomaaliya.
Wasiirka amniga JFS ma jiro wax banaan bax oo lana soo ogeysiiyey.[Video]
(February 17, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka amniga dowladda Federaalka somaaliya oo la hadlay saxaafadda ayaa sheegay in aysan jirin wax banan bax ah oo la soo ogeysiyay maalmahaan waan ka digeyna iney Bulshada isku Timaado.
Madaxweynaha Hirshabeelle oo xariga ka jaray Tv-ga Hirshabeelle.[Video]
(February 17, 2021)
Jowhar:-Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray Tv-ga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle kadib munaasabad ka dhacday xarunta Cusub ee Television-ka. Mu