Madaxweynaha Jamhuuriyadda S/land oo Qaabiley Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay
(February 3, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay, Ambassador James Swan iyo wefti uu hoggaaminayo. Kulankan
Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada DFS oo ka warbixiyey shirka ka socda Dhuusamareeb.[Video]
(February 3, 2021)
Dhuusamareb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saa
Ciidamada PMPF oo sugaya amniga weftiga Madaxweynaha Dowladda Puntland ee ku sugan Dhuusamareeb.[Masawiro]
(February 3, 2021)
Dhuusamareeb:-Ciidamada PMPF ee dowladda Puntland ayaa waxaa ay qayb kayihiin sugidda Amniga weftiga Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ee ka qayb-galay shirka Dhuusamareeb.
Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo dhaariyey 8 xildhibaan oo cusub[Video/Masawiro]
(February 3, 2021)
Garoowe:-Fadhiga 25-aad, Kalfadhiga 47-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland oo uu shir-Guddoomiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril oo ay wehliyaan ku
Munaasabada Daah-furka Diyaarada Ethiopian Airlines qeybta Cargooga.[Masawiro]
(February 3, 2021)
Boosaaso:-Munaasabada Daah-furka ayaa waxa Goob-joog ahaa Wasiirka wasaarada Duulista Hawada Dowladda Puntland, Qunsulka Ethiopia u fadhiya Puntland, Xildhibaan, Ganacsato ka soo jeeda dalka Ethiopia
Cabdi Xaashi: ‘Aqalka Sare tixgelin lama siin”[Dhagayso]
(February 3, 2021)
Muqdisho:-Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo maanta wariyeyaasha kula hadlayay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay shirka ka furmay magaalada Dhuu
Gudoomiyaha Aqalka Sare iyo Siyaasiyiinta Gobolada Woqooyi oo ka horyimid shirka Dhuusamareeb.[Video]
(February 3, 2021)
Muqdisho:-Kulan ay iskugu yimaadeen Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahanada ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee maamulka Somaliland ayaa waxaa ay ka soo saareen bayaan si wadajir ah iyagoona sheegay in aysan ku
Afhayeenka Madaxtooyadda Puntland oo ka warbixiyey shirka wadatashi ee ka furmay Dhuusamareeb.[Video]
(February 3, 2021)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka qeybgalay Shirka DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah oo uu weheliyo maamulka Gobolka Banaadir.Madaxweynaha Dowladda Pun
Madaxweyne Farmaajo oo guddoomiyey Furitaanka shirka wadatashiga ee Samareeb.[Masawiro]
(February 3, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyay Furitaanka shirka wadatashiga heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed ee ku saabsa