Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey Kulankii 4aad ee gaarka ah ee Kal- fadhiga 8aad ee Golaha Shacabka.[Masawiro/Video]
(February 6, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya uga warbixiyey Shirkii Wadatashiga heer Federaal
Warsaxaafadeed ku saabsan Mowqifka Guddiga Hir gelinta Doorashooyinka Heer Federaal ee Shirkii Samareeb 4
(February 6, 2021)
Muqdisho:-Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF), wuxuu wax laga xumaado ku tilmaamay is afgaran waagii uu ku soo dhamaaday shirkii Samareeb, wuxuuse muujinayaa in ay jirto rejo wanaa
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari ayaa soo dhaweeyey ciidamo cusub oo sugaya amniga Boosaaso.[Video/Masawiro]
(February 6, 2021)
Boosaaso:-Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud oo ay Wehliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha ciidanka ee Gobalka Bari ayaa Magaalada Bosaaso Ku soo dhaweeyay Ciidamo Dhawaan
Madaxweynaha Jubaland ka hadlay fashilka ku yimid shirkii wadatashiga ee Dhuusamareeb.[Video]
(February 6, 2021)
Dhuusamareb:-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam oo saxaafadda kula hadlay magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa uu ka warbixiyay sababaha is faham looga gaari wayay Shirka Dhuusomareeb 4
Shirkii wadatashiga ee DFS iyo Maamul Gobolleedyada uga socday Dhuusamareeb oo Burburay.[Video]
(February 6, 2021)
Dhuusamareeb:-Wasiirka Warfaafinta e Dowladda Federaalka Soomaaliya Cismaan Dubbe oo la hadlay Saxaafadda ayaa sheegay in shirkii wadatashiga ee u dhexeeyay DFS iyo Maamul goboleedyada uu bur buray i