Heshiis ay wada gaareen Midawga Musharaxiinta iyo Ra’iisul wasaare JFS Mohamed Husseen Rooble.[Video]
(February 25, 2021)
Muqdisho:-Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyey shir u dhexeeyey Ra'iisul wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Husseen Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo uu hogaaminayey Madaxweynayaashiii
Madaxweynaha Puntland oo shir guddoomiyey shirkii golahiisa Xukuumada.[Masawiro]
(February 25, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cismaan Karaash ayaa Shir-Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirada oo tod
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS iyo Midowga Musharaxiinta oo kulmay.[Masawiro]
(February 25, 2021)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale waxaa uu kulan gaar ah ay ku wada yesheen Midowga Musharaxiinta oo uu gudoomiye u yahay madaxweynihii hore ee
Golaha Midowga Musharraxiinta oo la yimid Shuruudo cusub
(February 25, 2021)
Muqdisho:-Midowga Musharaxiinta ayaa waxaa ay saaka shir dhanka Zoomka ama fogaan arag kula yeesha xubno ka tirsan beesha caalamka C6+, waxaan ay ka wada hadleen khilaafka ka jira arrimaha doorashooyi
Ciidmada Booliska iyo Madaxtooyada Dowlada Puntland oo howl gal dhinac amniga ka sameeyey Boosaaso.[Masawiro]
(February 25, 2021)
Boosaaso:-Ciidmada Booliska iyo Madaxtooyada Dowlada Puntland ayaa saaka ka sameeyay Howlgalo Lagu Xaqiijinayay Amniga Jidadka iyo Suuqyada Bosaaso Taas Oo Looga Goleeyahay Amniga Guud ee magaalada Bo