Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Sh.Nuur Baaruud Gur
Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan isaga oo ku hadlaaya magaca gudoonka iyo Dhammaan mudanayaasha golaha Shacabka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid. Al
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Sh.Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyey geerida Alle ha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday magaalada Muqdi
Dowladda Federaalka oo ka warbixisay shirka Baydhaba.[Dhagayso]
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Magaalada Baydhaba waxaa maalintii labaad ka socda kulanka guddiga farsamada ee qabanqaabada shirka wadatashiga qaran ee madaxda dowladda federaalka iyo madaxda maamul goboleedyada. Sida lo
Madaxweynaha Jubaland oo ka tacsiyeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Kismaayo:-Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka tacsiyeeyay geerida Alle naxariistii Janno haka waraabiyee Sheekh Nuux Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday Muqdisho. Madaxweyn
Ra’iisul Wasaare Roble oo ka tacsiyeeyey geerida Sh Nuur Baaruud Gurxan
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Qoyska iyo Ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Allaha u naxariistee Caalimkii weynaa ee Soomaaliyeed Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo caawa ku geeriyooday m
Sh.Nuur Baaruud Gurxan oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
(February 16, 2021)
Muqdisho:-Allaha u naxariisto Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa caawa ku geeriyooday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya, Allaha u naxariistee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan ayaa mudo badan wax
Madaxweyne Ku-xigeenka PL oo daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Sambabka xoolaha.[Masawiro]
(February 16, 2021)
Garoowe:-Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa daah-furay ololaha tallaalka xanuunka Sambabka xoolaha, oo laga tallaalayo Xoolaha Puntland. [ngg src="ga