Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo kormeer ku tegay Suuqyada Boosaaso.[Masawiro]
(February 23, 2021)
Boosaaso:-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ay waheliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Qorsheynta, Guddoomiyaha gobolka Bari, Duqa degmada Boosaaso iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxay
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Xassan Ugaas Khaliif
(February 23, 2021)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada Gobolka Hiiraan ee
Beesha caalamka oo baaq ka soo saaray arrimaha doorashoyinka Soomaaliya
(February 23, 2021)
Muqdisho:-Saaxiibbada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay ugu baaqayaan dhamaan saxiixayaasha heshiiskii 17kii Sebtember inay si deg-deg ah isugu yimaadaan si loo dhamaystiro hirgelinta hannaanka doo
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Ugaas Xassan Ugaas Khilaaf
(February 23, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane a Siciid Cabdullahi Deni oo ku hadlaaya magaciisa, kan shacabka Puntland iyo kan Dowladdaba waxa uu ka tacsiyaynayaa geerida Alle naxariistii Janno haka
Madaxweynaha Puntland oo Guddoomiye u magacaabay Gobolka Sanaag
(February 23, 2021)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Guddoomiye u magacaabay Gobolka Sanaag, Iyadoo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Sanaag isna loo magacaabay La taliyaha Wasaara
Wasaarada Diinta iyo Awqaafta S/land Shaqaalaysiiyey Maxamed Ahmed oo Kutub dayacan ka aruuriyey Goobaha Qashinka ah.[Masawiro]
(February 23, 2021)
Hargeysa:-Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta ayaa si rasmi ah u shaqaalaysiisay Maxamed Axmed Faarax oo dhawaan la baahiyey muuqaal ku saabsan isaga oo Kutub dayacan ka ururinaya goobaha qashin qubka ah.
Wasiirka Amniga JFS lama qaban karo wax Banaanbax ah [Video]
(February 23, 2021)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaarradda amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xassan Xundubey oo shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la joojiyey wax banaanbax ah oo ay sameeyaan Mid
Beelo Walaalo ah oo lagu Heshiisiiyey Degmada Isku-Shuban ee Gobolka Bari.[Video]
(February 23, 2021)
Kismaayo:-Degmada Isku-Shuban ee Gobolka Bari waxaa Guul & Hishiis ku dhamaatay Gogol Nabadeed Oo Dowladda Puntland Dhex dhigtay laba beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhexmartay aaga degmada.
Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka QM James Swan oo gaaray Kismaayo.[Masawiro]
(February 23, 2021)
Kismaayo:-Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka QM James Swan ayaa saaka gaaray magaalada Kismaayo e xarunta KMG ah ee Jubaland waxaan uu kulamo gooni gooni ah la leeyahay madaxweynaha Jubaland Axmed Maxame